Tacsi: Marxuum Xuseen Max’ud cabdule (Xuseen Suufi)

0
Wednesday March 20, 2013 - 08:16:54 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuum Xuseen Max’ud cabdule (Xuseen Suufi)

    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, waxa halkaan tacsi tiiraanyo leh uga direena hadii aanu nahay bahda Maamula iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh ehelki iyo qaraabadi uu ka geeriyooday Allaah Unaxariistee Xaaji Xuseen Maxamud Cabdule oo ku magac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, waxa halkaan tacsi tiiraanyo leh uga direena hadii aanu nahay bahda Maamula iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh ehelki iyo qaraabadi uu ka geeriyooday Allaah Unaxariistee Xaaji Xuseen Maxamud Cabdule oo ku magac dheeraa Xuseen Suufi oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho laguna aasay Degmada Warsheekh ee gobolka shabeelada Dhexe, Tacsi tan lamid ah ayaa sidoo kale waxey naga soo kala gaartay dadyow fara badan oo dhamaan kawada tirsan jaaliyada reer Warsheekh ee kunool daafaha dunida kuwaasi oo tacsida kutimid marxuumak eebe uga baryay inuu janatu Fardowso ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadi uu katagayna samir iyo iimaan.

Inaa LIlaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip