Jaliyada Reer Warsheekh ee magalada Nairobi oo tahniyad Dirayaan

1
Tuesday July 02, 2013 - 02:06:04 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaliyada Reer Warsheekh ee magalada Nairobi oo tahniyad Dirayaan

    Dhamaan Jaaliyada dadka reer Warsheekh ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxey hambalyo kal iyo laab ah soo gaarsiyeen Shabakada Warsheekh iyagoo hambalyadaana uhibeenayo Arooska iyo Aroosada, Cabdicasiis Xaaji Shariif Cali iyo Xaliimo Sheekh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Jaaliyada dadka reer Warsheekh ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxey hambalyo kal iyo laab ah soo gaarsiyeen Shabakada Warsheekh iyagoo hambalyadaana uhibeenayo Arooska iyo Aroosada, Cabdicasiis Xaaji Shariif Cali iyo Xaliimo Sheekh C/raxman Xaaji Maxamud Hadaafow oo ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan. Hadaba waxa tahniyadaan dirayo Asxaabta hoos kuxusan

  • Maxamud Sheekh Axmed Yare
  • Sheekh Isxaaq Xaaji Muuse
  • C/raxman Xaaji Cabdulaahi
  • C/raxman Siid Maxamud
  • Yuusuf Shiikheey Xaaji
  • C/raxman Cabdulaahi Boote
  • Cabdicasiis Macalin Daa'uud
  • C/raxman Maxamed Cali
  • Xasan Cabdi Xaaji
  • Cumar Sheekh Axmed yare
  • Axmed Baraawe
  • Muuse Xaaji Buubaal
  • Cali Sheekh Axmed Yare
  • iyo guud ahaan Dhamaan Jaaliyada reer Warsheekh ee kunool wadanka kenya gaar ahaan magaalada Nairobi waxeyna leeyihin Cabdicasiis iyo Xaliimo noqda kuwii isku waara ubad qeyr qabana kala hela

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip