
0
Daafacaan kazoo jeedo Xulka Argentine ayaa waxa uu dhaawac adagkazoo gaaray jilibka mar uu tababar la qaadanaye kooxdiisa.
Kooxda man city ayaa dhaawacaan waxa uu ku noqonayaa nabar aad u weyn ayadoona la sheegay in daafacaan uu garoomada ka maqnaan doonno mudo 6todobaad ah ayadoona kooxda ay daafacyadeedii hore dhamaandood ay dhaawacyo kumaqan yihiin.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391857
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83876
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67715
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55269
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53744
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50145
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44085
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43399
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38176
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37969
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1391
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1784
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1655
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1486
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1537
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1469
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1471
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1895
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1808
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1635
Man city oo nasiib xumo soo gaartay kadib markii uu dhaawacay soo gaaray daafacoodii cusbaa
Kooxda Man city ayaa horaantii bishaan waxa ay soo iibsatay daafaca adage ee lagu magacaabo Martin Demichelis.