Alshabaab oo marki ugu horeesay Qiratay dilka Al-Amriiki

0
Sunday September 15, 2013 - 13:32:29 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alshabaab oo marki ugu horeesay Qiratay dilka Al-Amriiki

    Sida ay daabacday maanta wakaalada The Associated Press ayaa soo xiganaysa xubin sare oo ka tirsan xarakada al-shabab kaa oo xaqiijiyay dilka abu mansuur al-amriki oo kamid ah ajaanibta shishiye al-shabab dibada uga timid ayna sida aadka loogu doon d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay daabacday maanta wakaalada The Associated Press ayaa soo xiganaysa xubin sare oo ka tirsan xarakada al-shabab kaa oo xaqiijiyay dilka abu mansuur al-amriki oo kamid ah ajaanibta shishiye al-shabab dibada uga timid ayna sida aadka loogu doon doonayey gudaha sirdoonka maraykanka. Sarkaalkasi oo magacisa ku sheegay sheeq maxamed ayaa wakalada u sheegay in al amriki lagu dilay gobolka Bay deeggaan katirsan maalinti khamista.

Waa markii ugu horeysay shabab si rasmi ah ay u shegato dilka al amrki kadib maal mo uu uu warkasi soo baxay.

Mudooyinki ugu danbeyey gaar ahaan bishi april ayaa si toos ah waxa uu soo baxay qilaafadka iyo shirqoolo lagu doonayay in lagu qaarijiyo al amriki.

Dagalamayaal katirsan al-shabab kana amar qaata amirka koxda al-shabab ayaa iyaga la shegay inay fuliyeen weerarka lagu dilay al amriki oo ka dhacay konfurta Somalia maalinti khamisti todobadkii tagay.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip