Rabshado ka dhacay degmada Ceerigaabo (Maxaa sababay?)

0
Friday September 20, 2013 - 22:36:39 in Wararka by
  • Visits: 1054
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rabshado ka dhacay degmada Ceerigaabo (Maxaa sababay?)

    Rabshadahan ayaa ka dhashay mudaaharaad looga soo horjeeday lacagta Somaliland oo lagu bedelayay shilin soomaaligii hore.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rabshadahan ayaa ka dhashay mudaaharaad looga soo horjeeday lacagta Somaliland oo lagu bedelayay shilin soomaaligii hore. Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhaawacantay rabshdo xalay ka dhacay magaalada Ceerigaabo.

Guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Somaliland Axmed Muxumad Geelle (Dacar) ayaa VOAda u sheegay in bannaanbaxu uu bilowday habeenkii xalay kaasi oo markii dambe rabshado isku bedelay kadib markii qaar ka mida dhalinyarada bannaanbaxa waday ay iska hor yimaadeen ciidamada booliska.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in xaaladdu ay deggantahay maanta, isla markaana ay bandow ku soo rogeen isku socodka habeenkii si loo sugo ammaanka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip