Magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumada Midnimada Qaran ee Soomaaliya

0
Friday February 20, 2009 - 20:50:19 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumada Midnimada Qaran ee Soomaaliya

    Waxa Iminka lagu Dhawaaqay Magacyada Xubanaha Noqonaya Golaha Wasiirada Xukuumada MIdnimada Qaran taasi oo iminka si rasmi ah oo ugu dhawaayay Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’rke.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Iminka lagu Dhawaaqay Magacyada Xubanaha Noqonaya Golaha Wasiirada Xukuumada MIdnimada Qaran taasi oo iminka si rasmi ah oo ugu dhawaayay Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’rke.

 

Magacyada Xubnaha ka mid noqonaya Golahaan Cusub ayaa waxa ka dhax muuqanayo Mas’uuliyiin dhowr ah kuwaasi oo aan looga baran marnsabka hogaan dowladeed ee Soomaaliya iyadoo inta badana ama wasaraadaha muhiimka ah ay la jiifteen Isbaheysiga Dibuehshiisinta oo kazoo jeedo Madaxweyne Sheekh Shariif.

Golahaani ayaa sidoo kale waxa kamid ah rag iyaga  hogaamin jiray Dagaaladi dabada dheeraa ee indhawalaba ka socday muqdisho kuwaasi oo iminka aan la ogeyn in ay wax badan ka tiri doonto xaalada iyadoo dhanka kalena jirto yux yux hoose oo xaga baarlamaanka taasi oolaga cabanayo in golahaani ay ku harqameen isbaheysigii jabuuti wallow iminka laga gudbay isbaheysi ee laga mid noqday dowlad midnimo qaran.

Hadaba waxalooga fadhiyo Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid iyo Golahiisa Wasiirada in ay ka heleen Codka Kalsoonida Golaha Baarlamaanka Tirada Badan ee Midnimo Qaran Soomaaliya.

Wareegtada lagu magacaabay Golaha wasiirada Cusub oo nuqul kamid ah soo gaaray Shabakada Warsheekh ayaa waxa ay uqroneed sida tan .

1. W.Kalumeysiga Ahna Ra’iisul W/k/xigeen Prof: C/raxman Aadan ibraahim ibbi
2. W.Maaliyada Shariif Xasan Sh: Aadan
3. W. Shidalka iyo Tamarta c/waaxid cilmi goonjeex
4. W.Arimaha Dibada  Max’ed  c/llaahi cumar
5. W., Gaashandhiga max’ed Cabdi Gaandi
6. W.Qorsheenta Qaranka C/raxman Cabdishakuur Warsame
7. W. Dastuur Arimaha Federaalka madoobe nuunow
8. W.Owqaaffata Arimaha Diinta: Sheikh Cali Aadan
9. W.Haweynka Arimaha Qoyska: fowzia Maxamed Sheikh
10. W, Dhaqan Celinta :Maxamed Cali ibraahim
11. W.Gargaarka Aadamiga: Maxamud Cabdi Ibraahim
12. W.Warfaafinta: Farxaan Cali Maxamud
13. W.Cilmi Baarista: Maxamed Cali Xagaa
14. W. Caafimaadka: Qamar Aadan Cali
15. W, Shaqada iyo Shaqaalaha: Maxamed cabdi xayir maareeye
16. W. Jaaliyada Dibada: C/laahi Axmed Azhari
17. W. Waxbarashada iyo barbaarinta: Axmed C/llaahi Waayeel
18. W. Howlaha Guud iyo Guryeenta: Maxamed Cabdi Yuusuf
19. W. Hormarinta Reer Miyiga: khadiijo Maxamed Diiriye
20. W. Isbooritga: Saleeman Colaad Rooble
21. W. Arimaha gudaha: C/qaadir Cali Cumar
22. W. Amniga Qaranka: Cumar Xaashi Aadan
23. W. Xanaanada Xoolaha: Abuukar Cabdi Cosman
24. W. Cadalada iyo Garsoorka :C/raxman Max’ud Faarax Janaqow
25. W. Beeraha: Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud
26. W. Dekedaha iyo Gadiidka bada: Maxamed Ibraahim Xaabsade
27. W.Hantida Qaranka: Maxamed Mursal
28. W.Hidaha iyo Tacliinta sare: Ibraahim Xasan Cadow
29. W. Macdinta iyo Biyahay: C/lle Boos Axmed
30. W.Boostada iyo isgaarsiinta-C/Risaaq Cusmaan Jurile
31. W. Dalxiiska iyo Durjoogta: Max’ed Xuseen Saciid
32.W.Dibudhiska: Xuseen Ceelaabe Faahiye
33. W.Ganacsiga :C/rashiid ciro
34. W.Warshadaha : C/raxman Jaamac
35. W.Gaadiidka Cirka iyo Dhulka: Cali Jaamac Jingili
36. W.Deegaanka iyo Ilaalada Bay’ada: Burci Xamsa

 

Hadaba goor dhaw naga filo Dhamaan Wasiir kasta iyo Jufada oo kazoo jeedo iyo dhanka oo kazoo gala  ee Isbaheysi ahaan


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip