XANTA DUMARKAA LAGU YAQIINAY MAXAA RAGGA U SOO RARAY ?.

0
Wednesday October 16, 2013 - 12:17:48 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3009
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XANTA DUMARKAA LAGU YAQIINAY MAXAA RAGGA U SOO RARAY ?.

    Iyadoo Dadka Dunida Ku Nool Ay Ogsoon Yihiin In Ay Xanta Ay Tahay Sheey Xaaraan Ah Laakinse Ay Iska Indho Tiraan, Waxaana Xanta Lagu Yaqiinay Dumarka Laakinse Haatan Waxaa Soo Badanaayaan Rag Xan Badan Oo Beentaa Dhahay Dumarka Marka Laga Reebo Habr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo Dadka Dunida Ku Nool Ay Ogsoon Yihiin In Ay Xanta Ay Tahay Sheey Xaaraan Ah Laakinse Ay Iska Indho Tiraan, Waxaana Xanta Lagu Yaqiinay Dumarka Laakinse Haatan Waxaa Soo Badanaayaan Rag Xan Badan Oo Beentaa Dhahay Dumarka Marka Laga Reebo Habraha Waayeelada Oo Howl Kale La heyn,Waxaa Geedaha Magaalada Qaarkood lagu Arkaa Rag Xamanaayo Dadka ka Maqan ee Walaalahood Iyagoo Sameeynayo Astaamaha Dumarka Xanta Badan Ee Caadiga ka Dhigay Waxaana Astaamaha Ka Mid ah :-Sidaan
1-Fara Taag-Taag -2-Qosol Aan Caadi Aheyn.3-Fajac Iyo Af-Iska Buus Iyo Waliba Wax Yaabo Kale Oo Yaab Leh.

Dhinaca Kale Waxaa Ilaa Iyo Haatan Ka Hadlin Abwaanaha Ka Faaloodo Arrimaha Ku Soo Kurdho Bulshada Waayoo Ragga Waxey Waayeen Fadhi Ku Dirir Oo Siyaasaduba Waxey Noqotay Hali, wexeyna U Jeysteen Xanta Oo Ay Caado Ka Dhigteen,Waxaase Xanta Keenay Ragga Badan Kooda Waxey Ilmahooda U Dirteen Dibadda Oo Ay Ka Sogaan Hantida Ay Ilmahooda Ceyrta U Qaataan Odayaasha Markey Imaadaan Geedka Xanta Ayee Bilaabaan Oday Hibel Wiilkiisii Weli Waxba Uma Soo Dhiibin Oo Waxba Ma Heysto Odayyaasha Kale Ayaa U Jiibinayo Oo Dhahayaan Wiligiis Ka Biximaayo Faqrinimada Odayaasha Dhammaan Ayaa Qosol Ooda Kaga Qaadaya Ayagoo Ismooda In Ay Ka Fiicanyihiin Odayga Ay Xamanayaan,Odayaasha qaar Ayaa La Soo Boodayo Aniga Xaaskeega Bishaan Waan Kaarteeyay Oo Waxba Kama Siin Lacagtii Wiilkeeda Meeshii Ayey Qosolka Ka sii Wadanaayaan Iyagoo Wax Xishood Ah Ku Jirin Mana Uga In Uu Log Goonayo Gurigeesa Oo Weliba Xan Ayuu Ugu Darayaa.

Odashaasha Xanta Caadeystay Ayaa Joojin Karin xanta Waqtiga Salaada Ay Aadayaan Masaajidka Waxaase ka Daran Inta U Dhaxeyso Masaajidka Iyo Wadada Xanta Afka Aye Ka Sii Wadayaan Marka Lagaaro Masaajidka Iradiisa Waxay Bilaabayaan Indho Ka Hadal Oo Midbo Midka Kale Ayuu Ugu Jawaabayaa Indhaha Ayagoo U Maleenayo In Haddii Indhaha Leys Kala Hadlo Ay Aheyn Danbe,Hataba Waxaa Hore Loo Yiri”Nin Aduunyo Joogoo Maxaa Aragti Kuu Laaban”.

Dhinaca kale Dumarka Qaarkood Ayaa Waxey Bilabeyn In Ay La Tartamaan Ragga Oo Ay Talada Kala Wareegaan,Maxaayeelay Dumar Badan Ayaa Noqdeen Hoggaanka Qoyska Oo Lagu Yaqiinay Ragga In Ay Hoggaamiyaan Qoyska.

Hadaba Ragga Qaar Ayaa Ugu Tago Hoggaanka Oo Uu Daba Mareynayo Dumarka Si Uu U Tuso Dhibka Uu Leeyahay Masuuliyada Hoggaanka Ugu Sareeyo Qoyska Waayoo Hoggaanku Ma’aha Mid Fudud Oo Ay Iska Qabankaraan Qof Kasta,Waayoo Allaah Swc Ayaa U Jideeyay Qof Kasta Hoggaanka Ay Ku Leydahay Qoyska Ragga Iyo Dumarka Waana Iska Cadahay In Ay Markasta Ay Iska Indho Tirayaan Qofkii Raba In Uu Baado waxa uu xaqa uLa heyn .

Dabcan Ragga Waxaa Xanta U Sahlay Jagada Oo Uu Ka Dhaxlay Xaaskiisa ,Waayoo Horey Waxaa U Shaqeyn Jiray Ragga Iyo Ilmaha Haatana Waxaa Shaqeeyaan Ilmaha Iyo Haweenka Waayo Waxaa La Soo Maray Marxalado Ay Ragga U Shaqeyn Waayeen Waqtiyahaani Danbe,Laakinse Hadda Marxaladahaasi Way Dhammaadeen Ee Raggii Ayaa La Qabsaday Xanta Oo Uu Ka Dhaxlay Dumarka Waayoo Waxaa Dadka Xaman Karo Qof Howl Laabe Ah Waayoo Xanta Waxey Raadsataa Qof Howl Haan Ah Ragguna Waxey Noqdeen Howl Laabayaal Aan Ka Maqneyn Howl.

Waxaa Qorey Naasir Cali Cumar {Al-Cimra}

Emal :-Nasircali1@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip