Tahniyad Dhalasho Farxad leh:C/raxman Maxamed Sh Cumar

0
Thursday October 17, 2013 - 21:41:21 in Wararka by Cali Sheekh Axmed
  • Visits: 4342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Dhalasho Farxad leh:C/raxman Maxamed Sh Cumar

    Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Maxamed Sh Cumar iyo Hooyo Seynab Sh Cismaan oo dhawaan wiil ugu dhashay dalka Soomaali gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Degmada Warshiikh wiilkaas oo loo bixiyey C/raxman Maxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Maxamed Sh Cumar iyo Hooyo Seynab Sh Cismaan oo dhawaan wiil ugu dhashay dalka Soomaali gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Degmada Warshiikh wiilkaas oo loo bixiyey C/raxman Maxamed Sh: Cumar Sh: Max'ed waxaana laleeyahay C/raxman Soo bar baar oo noqo kii dadkiis, Dalkiisa iyo Diinkiisaba Anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
Waxaa tahniyada diraya dhamaan maamulka, shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyo qaar kamid ah aqristayaasha shabakada warsheekh.

Dadka diraya Tahniyada oo kala ah:

Hooyo Faadumo maxamuud Bisle
Hooyo Maryan Xaaji Muxumud
Hooyo Fadumo Sh Cabdulle Suufi
Hooyo Madiino Xaaji Muxumud Ow Nuur
Hooyo Xaliimo Gurey
Abti Aanis Cali Maxamuud
C/raxmaan Maxamed Cali
Sh Isxaaq Xaaji Muuse
Yuusuf Xaaji Shiikhaay
C/raxmaan Siid Maxamuud
Maxamuud Cigale
Maxamuud Sh Axmed Yare
C/raxmaan Xaaji C.llaahi
Aweys Sh Cumar 
C/Caziiz Macalin Daa'uud
C/raxmaan C/llaahi Boote
Cumar Sh Axmed Yare(Dr. Caamir)
Cali Sh Axmed Yare
Cabdinaasi Sh Cumar
Axmed Daahir Sh Cumar
Maryan Sh Cumar

Iyo qaar kale oo farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi karin waxeyna dhammaantood leeyihiin C/raxman Soo bar baar oo noqo kii dadkiis, Dalkiisa iyo Diinkiisaba Anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip