Suldaan Aweys oo Tacsi udiray Qoyska reer Xaaji Maxamud Maxaadey.

0
Saturday October 26, 2013 - 09:57:35 in Wararka by
  • Visits: 3359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Aweys oo Tacsi udiray Qoyska reer Xaaji Maxamud Maxaadey.

    Xili ee si isdaba joog ah shabakada Warsheekh usoo gaarayaan Dhambaalada Tacsida Allaah Unaxariistee Xaajiyo Faadumo Maxamud Cade ayaa waxa dhambaalkani naga soo gaaray Suldaan Aweys Suldaan Maxamud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili ee si isdaba joog ah shabakada Warsheekh usoo gaarayaan Dhambaalada Tacsida Allaah Unaxariistee Xaajiyo Faadumo Maxamud Cade ayaa waxa dhambaalkani naga soo gaaray Suldaan Aweys Suldaan Maxamud. Suldaan Aweys ayaa dhambaalkiisa ku bilaabay, "Innaa Lillaahi Wa inaa Ileehi Raajicuun, Waxaan EEBE uga baryayaa Marxuumada Xaajiyo Faadumo Maxamud Cadey inuu Janada Fardowsa ka waraabiyo,samir iyo iimana uu ka siiyo Ehelada iyo Qaraabada ee kageeriyootay,gaar ahaan waxaa si gaara tacsidan ugu dirayaa Walaalaheega Reer Xaaji Maxamud Maxadey oo ugu horeeyaan "
Xaaji Abuukar Xaaji Maxamuud Maxaadey
Xaaji Axmedey Xaaji Maxamuud Maxaadey
Xaliimo Xaaji Maxamuud Maxaadey
Caasho Xaaji Maxamuud Maxaadey
Seynab Xaaji Maxamuud Maxaadey
Iyo guud ahaan reer Xaaji Maxamuud Maxaadey
Waxana leeyahay eebe hanaga wada siiyo Samir iyo Iimaan iyadana eebe ha ugu bishaareeyo Raxmadiisa faraha badan .

Dhambaal kan lamid ah ayaa sidoo kale waxa iminka iinasoo gaarsiiyay jaaliyada reer Warsheekh ee wadanka Konfur Afrika iyagoona eebe uga baryay Hooyo Faadumo Maxamud Cade in Janadi Fardowso ka waraabiyo ehelka iyo Qaraabadi ee ka geeriyootayna samir iyo Iimaan .

Inaa Lillaahi Wa Inaa ileehi raajicuun


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip