RW, Cabdiwili oo noqday Madaxi ugu sareeyay ee Booqday Fanaan Cabdi Tahliil (Sawiro)

0
Saturday December 28, 2013 - 22:51:31 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2360
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    RW, Cabdiwili oo noqday Madaxi ugu sareeyay ee Booqday Fanaan Cabdi Tahliil (Sawiro)

    Ra'iisul Wasaare Cabdiweli SheekhAxmed Maxamed ayaa gurigiisa ku booqday Fanaanka weyn ee Cabdi Tahliil Warsame oo in muddo ah xanuunsanaya. Wuxuuna Ra'iisul Wasaaruhu aad uga murugooday xaaladda adag ee Cabdi Tahliil, wuxuuna Alle uga bary

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Cabdiweli SheekhAxmed Maxamed ayaa gurigiisa ku booqday Fanaanka weyn ee Cabdi Tahliil Warsame oo in muddo ah xanuunsanaya. Wuxuuna Ra'iisul Wasaaruhu aad uga murugooday xaaladda adag ee Cabdi Tahliil, wuxuuna Alle uga baryay Caafimaad deg deg ah. " "Fankeena Soomaaliya wuxuu kaalin weyn ka soo qaatay wacyigelinta bulshada, waana laf dhabarka horumarka iyo is dhexgalka bulshada, waxaan halkan ka bogaadinayaa dowrkoodii wanaagsanaa” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo salaan diiran u diray dhamaamba Fanaaniinta, Abwaanada iyo howlwadeenada fanka.


Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada
Riix Halkaan


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip