
Ø Kooxda ka dhisan horyaalka Talyaaniga ee
Ø Cayaaryahaanka weerarka uga cayaara kooxda
Ø David Bentley oo kusoo biiray kooxda ugu dardarka kulul sooqa kala iibsiga cayaartoyda ee Tottenham Hospur.
Ø Cayaaryahaan Robbie Keane oo aad daneenaya ka dhinac cayaarida cayaaryahaanka weerarka uga cayaara kooxdiisa cusub ee
Ø Kooxda Real Madrid oo la soo saxiixan doonta isbuuca soo socda cayaaryahaanka xulka
Ø Gool wadaha kooxda Real Madrid, Casillas, ayaa wuxuu sheegay in cayaarayahaan Christiano Ronaldo uu yahay cayaaryahaanka la hadal haayo magaalada Madrid ee caasimada Spain.
Ø Kooxda Ac Milan oo ka baxday doonitaankii ay dooneysay cayaaryahaankii horay ugu cayaaari jiray ee Shevechanko kadib markii kooxda
Ø Avran Grant, tababarihii hore ee kooxda
Ø Cayaaryahaan Yaya Toure oo sheegay in cayaaryahaan Drgoba oo aad u daneynayo imaanshiyaha kooxda Bacelone.
Wararkii ugu dambeeyay ee Isboortiga (Maxaase kala socotaa kala iibsiga cayaartoyda)
Kooxda k/cagta Liverpool oo sameesay saxiixii ugu fiicna xilli cyaareedkaan kadib markiii ay lasoo wareegtay cayaaryahaankii weerarka uga cayaarayay kooxda Tottenham Hospur Robbie Keane.