Mowlaca Sh: Cumar Sh: Maxamed oo lagu Qabtay Xuska Dhalashada Nabiga (NNKH) "Daawo Sawiro".

0
Wednesday January 15, 2014 - 19:31:47 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mowlaca Sh: Cumar Sh: Maxamed oo lagu Qabtay Xuska Dhalashada Nabiga (NNKH) "Daawo Sawiro".

    Waxa wili si idaba joog ah usocda kulamada lagu weyneenayo maalinta uu dhashay nabigeeni Maxamed NNKH iyadoo halkaan idinku soo gudbin doono muuqaalo laga soo qaaday munaasabad maanta kadhacay mowlaca Sheekh Cumar Sheekh maxamed Sheekh Cabdi ee degma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa wili si idaba joog ah usocda kulamada lagu weyneenayo maalinta uu dhashay nabigeeni Maxamed NNKH iyadoo halkaan idinku soo gudbin doono muuqaalo laga soo qaaday munaasabad maanta kadhacay mowlaca Sheekh Cumar Sheekh maxamed Sheekh Cabdi ee degmada Kaaraan Magaalada Muqdisho, Munaasabadaani ayaa waxey qatin u aheed mowliid Aqris socday tan iyo bilashada Bisha Mowliid ee ah bisha uu dhashay Rasuulkeeni Maxamed NNKH iyadoo xaflada qatinka Mowliidka ee kasoo qeybgaleen Culuma’udiin, Aqoonyahano, Dhalinyaro Haweyn

Talaamiida Wax ka barata Mowlaca Sheekha ayaa sidoo kale halkaas ka aqriyay Salawaat iyadoo gaba gabadina muxaadarooyin ee soo jeediyeen qaar kamid ah culimadi kasoo qeybgashay .

Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada
Riix Halkaan



Jawiga ayaa kusoo idlaaday si wanaagsan

Waa bahda Shabakada Warsheekh Xafiiskeeda Muqdisho
oo idin leh Sanadkaan Kiisa Xige eebe hanagu gaarsiiyo
              Samo iyo Siyaado .

 





Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip