Xuska Dhalashada Nabiga NNKH oo lagu qabtay Gobolka St.Galen ee Wadanka Switzerland (Daawo)

0
Saturday January 18, 2014 - 21:37:52 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2533
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Xuska Dhalashada Nabiga NNKH oo lagu qabtay Gobolka St.Galen ee Wadanka Switzerland (Daawo)

    Munaasabad siweyn loo soo abaabulay eena kasoo qeybgaleen Muslimiinta gaar ahaan Soomalida kunool gobalka St galen ee wadanka Svitserland ayaa ayaa lagu qabtay isla gobolkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad siweyn loo soo abaabulay eena kasoo qeybgaleen Muslimiinta gaar ahaan Soomalida kunool gobalka St galen ee wadanka Svitserland ayaa ayaa lagu qabtay isla gobolkaasi. Munaasabadaani oo aheed mid aad uqiimo badan ayaa waxa aayado Qur’aan ah kudaah furay Fadiilatu Maxamed Muxsin, Waxana Qasiidooyin macaan badan aqriyay Sheekh Daa’uud Xaaji Muxumed Nuur, Ustaad Abuukar Macalin Shirow ayaa erayo soo dhaweyn ah jeediya

Sidoo kale Masha’iqda meesha muxaadarada kajeediyay kamid ahaa Sheekh Axmed Xaaji Abuukar oo kahadlay mowduuc ciwaankiisu ahaa Dhalashada Nabi Maxamed NNKH , Macalin Nuur Macaln Carabey ayaa kahadlay mowduuc ciwaankiisu ahaa weyneenta Nabi Maxamed NNKH, halka Sheekh Axmed Duuri oo isna soo jeediyay muxaadaro la xiriirto Ixtifaalka Nabigeeni Maxamed NNKH.

Sheekh Axmed Aweys ayaa kahadlay Maxabada Nabiga NNKH halka Sheekh Aweys Cade oo kahadlay Raxmada Nabigeeni Maxamed NNKH, Xaflada ayaa waxa xiriiriye ka ahaa Sheekh Musdaf Cali Khaliif.

Jawiga Xaflada ayaa kusoo idlaaday wanaag iyo qurux

Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada
Riix Halkaan



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip