Deg Deg Resal wasaare C/wali shiikh Oo iminka qudbad ka horjeedinaayo Baarlamaanka soomaaliya

0
Tuesday January 21, 2014 - 13:21:59 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1560
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Resal wasaare C/wali shiikh Oo iminka qudbad ka horjeedinaayo Baarlamaanka soomaaliya

    Resal wasaare c/wali shiikh ayaa iminka Baarlamaanka soomaaliya ka horjeedinaayo qudbo quseesay Qorshaha xukumadiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Resal wasaare c/wali shiikh ayaa iminka Baarlamaanka soomaaliya ka horjeedinaayo qudbo quseesay Qorshaha xukumadiisa resal wasaare c/wali shiikh aya hada baarlamaanka ka codsanaayo in baarlamaanka soomaaliya ay ansixiyaan xukumadiisatirada badan

c/wali shiikh ayaa sheegay in xukumadii ay diirada saari doonto 1 aminiga 2 arimaha Bulshada 3 dhaqaalaha 4siyaasada 5 dhisida hayadaha Dowlada

Hadaba la soco wixii war ah ee ku soo kordha qudbada oo iminka socto


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip