Boqolaal dadweyne ah ayaa ka soo qeyb-galay xafladda dhalashada nabiga, waxaana ay ka kala yimaadeen wadamada Skandinavianka oo ay ugu horeeyaan Norway iyo Swedan.
Muxaadarooyin iyo dikri lagu weyneynayo Nabigeenna Muxammed (NNKH) ayaa halkaasi laga jeediyay, waxaana gaba-gabadii xafladda la cunay cunto macaan.
Fiiro Gaar Ah, Hadii
aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada
Riix Halkaan
Munaasabada Mowlidka Nabiga NNKH oo lagu qabtay caasimada Norway Oslo (Sawiro+Video)
Xafladdan xuska ayaa waxaa kasoo qeyb galay culumo badan oo ka kala timid wadamada Swedan, Ingriiska iyo gudaha waddanka Norway. Waxaa lagu qabtay xuska masjika weyn ee ku yaal bartamaha xaafadda Grønland.