Qubane Isboorti Oo Xiiso leh, Ronaldo oo ku sii jeedo Naadiga Real Madrid

0
Thursday July 31, 2008 - 20:49:14 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2438
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qubane Isboorti Oo Xiiso leh, Ronaldo oo ku sii jeedo Naadiga Real Madrid

    Ciyaaryahanka baalka oga ciyaaro naadiga kubadda cagta ee Manchester United Critiano Ronaldo oo si dareen ku jiro ku sheegay in uu u hayaamaayo Naadiga Real Madrid mar uu wareysi siinaayay Jariiradda As ee ka soo baxda Dalka Spain, Ronaldo ayaa she

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka baalka oga ciyaaro naadiga kubadda cagta ee Manchester United Critiano Ronaldo oo si dareen ku jiro ku sheegay in uu u hayaamaayo Naadiga Real Madrid mar uu wareysi siinaayay Jariiradda As ee ka soo baxda Dalka Spain, Ronaldo ayaa sheegay inuu u duulaayo Magaalada Manchester Sitimaanka Danbe si uu u ogeysiiyo Macalin Sir Alex Ferguson.


Real Madrid ayaa si aad ah loola xirii rinaayay Ciyaaryahankaani illaa uu kadhawaajiyay ciyaaryahanka qaranka Portuqal  rabitaankiisa ku aadan ku biirida Naadiga Real Madrid,

Guddoomiyaha Naadiga Real Madrid ayaa ku faanay inuu ku qarash gareynaayo Lacag dhan 100 Milyan oo Giniga Istarliinka ciyaaryahan reer Man Utd, inkastoo ay muuqato in uusan beec ka eheyn ciyaaryahankaas naadiga reer Igland,

Wax walbo waa ok usbuuca danbe sidaa waxaa yiri ciyaaryahan Ronaldo.

Wararka ka imaanaya Dalka Spain ayaa sheegaaya in ciyaaryahan Ronaldo uu kulan laqaadan doono maalinimada Talaadada ah Milkiilayaasha iyo Macalinka Man Utd balse la arki doonee wixi ka soo baxo kulankaas.

  Hassan Omar Osman (Jaana)
xasanjuungal@hotmail.com 
Tel:- 5541199 Email:-
Warsheekh, Muqdisho


 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip