Layaabka Ciyaaraha iyo hadal heynta xulka gabdhaha Iran kadib markii lagu arkay afar nin oo katirsan xulkaasi

0
Saturday February 15, 2014 - 13:50:05 in Sports by
  • Visits: 1642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Layaabka Ciyaaraha iyo hadal heynta xulka gabdhaha Iran kadib markii lagu arkay afar nin oo katirsan xulkaasi

    Wargayska lagu magacaabo Telegraph ee kasoo baxa Dalka England ayaa faafiyay arin yaab gilisay caalamka taa oo ah in la arkay afar nin oo ka tiran xulka gabdhaha ee wadanka Iran.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargayska lagu magacaabo Telegraph ee kasoo baxa Dalka England ayaa faafiyay arin yaab gilisay caalamka taa oo ah in la arkay afar nin oo ka tiran xulka gabdhaha ee wadanka Iran.

Wargayska ayaa sheegay in xulka gabdhaha wadanka Iran lagu arkay 4 -nin kuwaas oo si qarsoodi ah uga mid ahaa xulka iyadoo xiriirka kubada cagta Iran markuu ogaaday kadib uu ka cayriyay guud ahaan

Arintaan oo noqotay mid yaab gilisay caalamka oo idil noqotayna hadal heynta ugu badan ayaa waxa ay ka dhacday Iran kadib markii afar nin oo ka tirsan wadankaasi ay isku sameeyeen qaliin la isaga dhigaayo dumar hase yeeshee markii danbe ay ku fashilmeyn.

Waxaa jira dhacdooyin farabadan oo dhanka ciyaaraha ah kuwaa oo fajac jiliyay guud ahaan caalamka ayadoona arintaan iminka ka dhacday xulka gabdhaha wadanka Iran ay noqoneyso mid ay xusaan guud ahaan taariikh-yahaanada Kubadda iyo saxafiyiinka wax ka qoro arimaha Sports-ka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip