
0
Weeraryahanka Reer Brazil Adriano oo lagu tirinayo in uu qeyb ka yahay Ciyaartooyda uu Sanadkaan lasoo Shirtagi doono Jose Morinho,
Adriano oo lala xiriirinaayay in uu u wareegaayo Naadiga Roma ayaa waxaa soo baxday in uu sii joogaayo Magaalada Milano oo ay ka ciyaarto Naadiga Inter Milan sidaa waxaa yiray Wakiilkiisa, Adriano wuxuu sameeyay wax wanaagsan wuxuuna sii joogayaa Inter
Hadalka Kasoo yeeray Wakiillka Cayaaryahankaan Caalamiga ah ee Reer barazil ayaa waxa si aad ah usoo dhaweeyay Taageerayaasha Naadiga Kubada Cagta ee Inter Milan
Hassan Omar Osman (Jaana)
xasanjuungal@hotmail.com
Tel:- 5541199 Email:-
Warsheekh, muqdisho.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392169
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84097
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67941
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55488
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54000
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50351
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44254
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43609
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38657
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38189
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1693
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2229
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2033
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1803
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1877
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1784
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1848
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2296
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2240
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1991
“Adriano Ma aadayo Kooxda Roma” Sidaa waxaa Yiray Wakiilkiisa Gilmar Rinaldi
Weeraryahanka Reer Brazil Adriano oo lagu tirinayo in uu qeyb ka yahay Ciyaartooyda uu Sanadkaan lasoo Shirtagi doono Jose Morinho,