Macalinka kooxda liverpool ayaa ku dhiirigiliyay Johnson sii joogista kooxda liverpool

0
Saturday February 22, 2014 - 14:31:33 in Sports by
  • Visits: 1868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macalinka kooxda liverpool ayaa ku dhiirigiliyay Johnson sii joogista kooxda liverpool

    Rodgers macalinta liverpool ayaa mesha ka saaray hadaladda sheegaya in uu bixirabo ciyaaryahanka kooxda liverpool johnson waxaana rodgers uu intaa raaciyay in ciyaaryahanka uu yahay ciyaaryahan waxqabad leh liverpoolna ay ku adagtahay in ay fasaxdo d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rodgers macalinta liverpool ayaa mesha ka saaray hadaladda sheegaya in uu bixirabo ciyaaryahanka kooxda liverpool johnson waxaana rodgers uu intaa raaciyay in ciyaaryahanka uu yahay ciyaaryahan waxqabad leh liverpoolna ay ku adagtahay in ay fasaxdo daafacaas. Maalmihii dambe ayaa daafaca kooxdaan lala xariirinaaye in uu katagidoono kooxda liverpool maadaama dhaawacyo ciyaaryahanka la soo daristay johnson ayaa dhiniciisa wali ka dahlin halka mustaqbalkiisa uu ku wajahanyahay.

 Ciyaaryahankaan ayaa kooxda liverpool kaga soo baqoole kooxda chelsea sanado ka hor kooxdana imika dhaawac ugu maqan liverpool.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip