J. Terry oo daneenaya joogitaanka Stamford Bridge

0
Sunday February 23, 2014 - 14:29:18 in Sports by
  • Visits: 1525
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    J. Terry oo daneenaya joogitaanka Stamford Bridge

    Daafaca kooxda Chelsea John Terry ayaa qiray in uu rajeynayo in heshiis cusub uu u saxiixo kooxda Chelsea si uu isii joogo Stamford Bridge.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafaca kooxda Chelsea John Terry ayaa qiray in uu rajeynayo in heshiis cusub uu u saxiixo kooxda Chelsea si uu isii joogo Stamford Bridge. J.Terry oo qadaraaska uu kooxda kula jiro uu dhacayo xagaagan ayaan wali loogu yaboohin heshiis cusub kaasi oo loogu sii kordhinayo joogitaankiisa 16sano galbeedka London.

33 jirkan ayaa ku raaxeysanaya ka hoos shaqeynta Jose Mourinho xilli ciyaareedkan madaama uu kooxda boos ka waayay intii uu hogaaminayay Rafael Benitez waxana Terry uu rajeynayaa in sifiican kooxdu u abaalmarin doonto.

Terry ayaa kulankiisii ugu horeeyay u saftay kooxda Blues 1998, waxana uu ka soo muuqda Chelsea 605 kulan waana ninka 5aad ee kooxda ugu safashada badan taariikhda.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip