QM, oo mudo kordhin usameesay Joogitaanka Ciidamada Amisom ee Gudaha Soomaaliya,

0
Wednesday May 27, 2009 - 08:36:48 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1022
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QM, oo mudo kordhin usameesay Joogitaanka Ciidamada Amisom ee Gudaha Soomaaliya,

    Kalfadhi kusaabsanaa arimaha soomaaliya oo ay yeesheen Qaramada Midowday ayaa waxa mudo kodhin loogu sameeyay joogitaanka Ciidamada Amisom ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kalfadhi kusaabsanaa arimaha soomaaliya oo ay yeesheen Qaramada Midowday ayaa waxa mudo kodhin loogu sameeyay joogitaanka Ciidamada Amisom ee Soomaaliya.

Kulankaani oo ahaa mid si weyn loogu lafaguray xaalada qaraar ay iminka mareeso arimaha soomaaliya ayaa wxa laga soo saaray qodobo muhiim ah kuwaasi oo wax looga qabanayo taageerida iyo tayeenta ciidamada militariga dowlada Soomaaliya.

Ugu horeyn waxa mudo kordhin gaareeso 8 bilood loo sameeyay joogitaanka Ciidamada nabad ilaalada midowga afrika ee jooga gudaha soomaaliya kuwaasi oo sidoo kale laga taageeri doono arimaha sahayda iyo saanada militari si ay uga garab siiyaan ciidamada dowlada soomaaliya.

Mudo kordhinta loo sameeyay Ciidamada Amisom ayaa waxa uu ku ekeen doonaa 31,January ee Sanada soo socota iyadoo inta ka horeesana la doonayo in ay soo saaraan ciidan tayo leh oo kadifaaci karo dowlada waxa loogu yeeray kooxaha mucaaradka ah ee kaabiga ku hayay xarumaha dowlada isla markaana diidan jiritaanka maamulka dowlada soomaaliya

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip