Arsenal oo baadi goob ugu jirto daafac ka tirsan Liverpool

0
Monday February 24, 2014 - 08:39:05 in Sports by
  • Visits: 1787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal oo baadi goob ugu jirto daafac ka tirsan Liverpool

    kooxda Arsenal ayaa waxa ay baadi goob xoogan ugu jirtay Ciyaariyahaanka dhanka dafaaca kaga ciyaaro kooxda Liverpool Xidiga lagu Magacaabo Glen johnson.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kooxda Arsenal ayaa waxa ay baadi goob xoogan ugu jirtay Ciyaariyahaanka dhanka dafaaca kaga ciyaaro kooxda Liverpool Xidiga lagu Magacaabo Glen johnson.
Arsenal ayaa waxa horay u han-qal taageysay lasoo wareegida Xidiga lagu magacaabo Suarez wallow ay iminka u weecatay dhanka iyo daafaca garabka midig kaga ciyaara Kooxda Liverpool Glen johnson.

Sikastaba kooxda Arsenal ayaa aad u xiiseeneysa lasoo wareegidda Xidigaan kooxda Liverpool kaga ciyaaro daafaca ayadoona Kooxda Liverpool lala xiriirinayo in ay ka dhex raadineyso badalka Glen johnson Kooxda man city si ay u fasaxdo daafacan.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip