Maamulka Degmada Afgooye oo sheegay in ay bilaabayaan wajigga labaad ee burburinta goobaha sharcidaradda

0
Thursday February 27, 2014 - 08:59:54 in Wararka by
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Degmada Afgooye oo sheegay in ay bilaabayaan wajigga labaad ee burburinta goobaha sharcidaradda

    Maamulka Afgooye oo maalmihii aanu soo dhaafnay ka waday dagmadaasi bur-burin ku aadan goobaha sharci darada ah oo dadka ku ganacsadaan ayaa waxa uu iminka sheegay in ay bilaabanaa wajiga labaad ee bur-burinta goobaha sharci darada ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Afgooye oo maalmihii aanu soo dhaafnay ka waday dagmadaasi bur-burin ku aadan goobaha sharci darada ah oo dadka ku ganacsadaan ayaa waxa uu iminka sheegay in ay bilaabanaa wajiga labaad ee bur-burinta goobaha sharci darada ah.

Gaashanle C.llahi Toogane oo Saxaafadda kula hadlay dagmada afgooye ayaa sheegay in wajigii koowaad ee burburinta lagu guulaystay hadana uu bilaabmi doono wajii labaad wuxuuna intaa ku daray in ganacsatadda ay 10mitir oo sharcidarro u soo tilaabeen wadooyinka.

 

Sikastaba Ganacsatadda qaar oo warbaahinta la hadlay ayaa qaba in aysan goobo sharcidarro ah aysan ku ganacsanin maamulkana uu burburiyay wadatashi la'aan.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip