
0
Tomas Rosicky iyo Per Mertesacker ayaa maanta heshiis cusub
u saxiixay kooxda Arsenal, Rosicky oo lahadlay web-ka rasmiga ah ee kooxdiisa
ayaa yiri "Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan joogo halkaan, waana awoodaa inaan
ku faano midaas waayo waxaan joogaa halkaan waqti dheer waana sii joogi doonaa
sidaas darted waan faraxsanahay”.
"Waxaan imaaday halkaan anigoo markasta maanka ku haya inaan
joogo meshii igu habooneed, ilaa hadana sidaas ayaan dareemayaa”.
"Waxaan dareemayaa inaan ku jiro xaalad aad u wanaagsan,
madareemaayo wax kaduwan wixii aan dareemaayay sanadihii lasoo dhaafay, waxaan
ahay 33 jir waana suuro gal wax kasta inay isbadalaan”.
La Wadaag Maqaalkaan Asxaabteeda arsenal
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392206
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84130
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67979
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55522
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54036
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50376
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44282
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43639
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38737
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38225
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1735
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2280
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2090
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1851
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1936
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1836
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1897
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2350
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2296
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2062
Rosicky Oo Ku Faraxsan Heshiis Kii Uu U Kordhiyay Arsenal.
Laacibka qadka dhexe ee kooxda Arsenal Tomas Rosicky ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay heshiis kii uu u kordhiyay kooxdiisa Arsenal.