Tababare Moyes oo taageerayaasha kooxdiisa u diray fariin "Maxee tahay?"

0
Friday March 07, 2014 - 10:49:51 in Sports by
  • Visits: 2029
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tababare Moyes oo taageerayaasha kooxdiisa u diray fariin "Maxee tahay?"

    Tababare David Moyes ayaa taageerashaasha Kooxda Man United u diray fariin ku aadan inay gacmaha is qabsadaan oo ay garab istaagaan kooxdooda si ay uga baxdo dhibaatad haysata xili ciyaareedkan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababare David Moyes ayaa taageerashaasha Kooxda Man United u diray fariin ku aadan inay gacmaha is qabsadaan oo ay garab istaagaan kooxdooda si ay uga baxdo dhibaatad haysata xili ciyaareedkan.

David Moyes ayaa ku yiri waraqada uu u diray taagaarayaasha kooxda "Waan ogaa in shaqadaan ay noqon doonto mid adag markii aan qabanaayay, xili ciyaareedkaan adag ee aan ku jirno ma ahayn mid aan filanaayay, waxa kaliya ee aan hubay waa inaan taageere ka heli doono taagaarayaasha, ciyaartoyda iyo shaqaalaha kooxda”.

"Meel kasta oo aan u jeesano waxaan arkaynaa in dadka ay hadalo badan ka sheegayaan kooxda Man United, laakiin waxaan gacmaha is qabsanay waqtiyo adag oo xili ciyaareedkan ah, waana waxaan aaminsanahay mustaqbal ka fog inaan sidaas isku garab istaagi doono, waan ka bixi doonaa dhibkaan waliba si xoog badan kadib tijaabadaan”.

Hadalka tababare David Moyes ayaa ku soo aaday xili kooxda Man United ay ku jirto mid ka mid ah waqtiyadii ugu xumaa ee soo mara iyagoo horyaalka uga jira booska 7 halka ay ka hareen Capital One cup iyo FA Cup sidoo kale Champios League isna rajadooda ay aad u hoosaysa kadib guuldarro 2-0 oo ay ka soo gaartay kooxda Olympiakos.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip