Sheekh Shariif oo afka furtay, fariina soo diray.

0
Wednesday November 24, 2021 - 18:05:33 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Shariif oo afka furtay, fariina soo diray.

    Madaxweynihi hore ee Soomaaliya ahna musharax utaagan xilka madaxtinimada Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa marki ugu horeysay kahadlay tuhunada la xiriiro tartanka doorashada golaha baarlamaanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihi hore ee Soomaaliya ahna musharax utaagan xilka madaxtinimada Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa marki ugu horeysay kahadlay tuhunada la xiriiro tartanka doorashada golaha baarlamaanka Soomaaliya.

Mudane Sheekh Shariif oo sida muuqata si gaar ah warmurtiyeed usoo saaray kaasi oo eesan la wadaagin golaha oo gudoomiyaha uyahay ee midowga musharaxiinta ayaa waxa uu salluug kamuujiyay hanaanka ee kusocoto doorashada golaha shacabka taasi oo umuuqato mid kushubasho ah.

Hadalka shariifka ayaa kusoo aadayo xili is qab qabsi xoogan oo kadhashay qaar kamid ah kuraasta sida hor dhaca ah ilaa iyo hada miiska saaran.

Dhanka kale waxa wili halkeedi kasii socoto qeylo dhaanta isasoo tareyso ee la xiriirto tartanka golaha baarlamaanka Soomaaliya taasi oo umuuqato mid si weyn loogu kala aragti duwan yahay hadaana is badal iyo isgarasho dhicin.

Warsheekh Muqdisho


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip