Jaaliyada Somalida Katrinholm Sweden iyo Tan Oslo oo Xaflad gaar gaar ah udhigay Muungaab (VIDEO + Sawiro)

0
Tuesday March 18, 2014 - 03:08:41 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2505
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Somalida Katrinholm Sweden iyo Tan Oslo oo Xaflad gaar gaar ah udhigay Muungaab (VIDEO + Sawiro)

    Waxaa ka dhacay Magaalada Katrineholm ee waddanka Sweden xaflad aad u ballaaran oo si weyn loo soo agaasimay, taasoo lagu taageeraayay Guddoomiyaha iyo Duqa Magaalada Muqdisho Gen.Xasan M.Xuseen "MUUNGAAB", laguna sagootihaayay Guddoomiyihi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa ka dhacay Magaalada Katrineholm ee waddanka Sweden xaflad aad u ballaaran oo si weyn loo soo agaasimay, taasoo lagu taageeraayay Guddoomiyaha iyo Duqa Magaalada Muqdisho Gen.Xasan M.Xuseen "MUUNGAAB", laguna sagootihaayay Guddoomiyihii iyo duqii hore ee Magaalada Muqdisho Mudane Maxamuud Axmed Nuur "TARSAN".


Xafladda waxay ku bilaabatay kuna dhammaatay jawi aad u qurux badan, Waxaa hoolka xafladda ka dheceysay ku xardhanaa sawirada Calanka iyo Madaxda qaranka iyo Guddoomiyaha cusub .

Xafladda waxaa si qurux iyo xammaasad badan u daadihinayay Aqoon yahan Xuseen Wadaad. Xafladda waxaa lagu furay Aayadaha quraanka kariimka oo uu akhriyay Wadaad da’yar Liibaan Cabdullaahi Muuse, kadibna waxaa la guda galay hadalladii ka soo qayb galayaasha xafladda waxaana ugu horreyn la siiyay Cabdullaahi Muuse Xuseen oo hore u soo noqday Duq Magaalada Muqdisho, isagoo ka hadlay Muqdisho iyo maqaamka ay leedahay iyo howsha baaxadda leh ee hor taal Guddoomiyaha cusub, waxuuna shacabka ka dalbaday in gacan lagu siiyo gudashada hawshaas baaxadda leh, lagalana shaqeeyo sugidda
ammaanka.

Xafladda waxaa kaloo ka soo qayb galay marti sharaf badan oo llagu casuumay oo ka yimid magaalooyib badan oo Sweden ah, dadkii magaalooyinkaas magacooda taageerada ku soo jeediyayna waxaa ka mid ahaa:
1. Axmed Maxamed Calasow oo matalaayay Magaalada Umeå.
2.Jamal Cabdi Gacal oo metaalayay Stockholm.
3.Xasan Muuse Cali Guddoomiyaha Ururka asal oo metelaayay Ururka iyo Götengerg.
4.Beella Kiin Maxamud Cabdulle Magaalada Örebro.
5. Cabdullaahi Yalaxow Maali "XAJIIN” Magaalada Gavle.
6. Cabdullaahi Axmed Qudde oo ka yimid Waddanka Spain.
Intaas waxay wakiil ka ahaayeen martida magaalooyinka ka kala yimid.
Gudaha Magaalada Katrineholm waxaa u kala hadlay Asaxaabtaan:
1. Xasan Cumar "Xasan Diritoore”
2.Faarax Cali Macallin
3. Cabdullaahi Cumar Iligsiib
4. Ismaaciil Maxamuud "BOOLIMOOG”
6.Nabadoon Tuuryare Cali Dhegnaas
5.Yasiin Maaxi Macallin
6. Fadumo Axmed Cabdulle
7.Cabdi Xasan Rooble.
9. Cabdulqaadir Cali Kamoole
8. Xasan M.Xaaji "Duusoos”
10..Xuseen Raage "Qalbi” ooo ku hadlay magaca Soderhäm.
iyo Marti kale .
Intii Xafladda Socotay waxaa Suugaan , Heeso,shirib iyo buraanbur dhex waday kooxda Katrineholm ay hor kacayeen Abwaan Cabdikariin Goleey iyo Masagawaay, Fannaan Cabdisalaam "Lafta”iyo Fanaanka Keysar Cumar Gacal oo heeso waddaniya ku
soo bandhigay goobta iyo Khadiijo Cali oo tixo buraanbur ah soo jeedisay.

Dhammaan dadkii hadlay waxay u hambalyeeyeen Guddoomiyaha cusub waxayna Rabbi uga baryeen inuu la garab galo,Waxayna dhammaan goobta ka soo jeediyeen hadallo dardaaran iyo duco isugu jiro waxayna dadweynahay reer Muqdisho ka dalbadeen in lala shaqeeyo, Waxaa kale ay dhammaan dadkii meesha ka hadlay ay ammaan iyo mahadcelin u jeediyeen Mudane Tarsan.

Gabagabadii xafladda waxaa iyagana codkooda ku biiriyay, kana mahadceliayay ka soo qaybgalka dhinacoodana ammaan iyo bogaadin ka jeeediyay Shacbigaba ka dalbaday in lala shaqeeyo Guddoomiyaha cusub. Waxayna dhankooda uga mahadceliyeen Tarsan hawsha fiican uu ka qabtay Xamar Dadka kala ah:
Marwo Baarliin Maxamuud Caddaawe iyo Xasan Raage Aw Cabdi kuwaas oo ku hadlaayay magaca guddiyada Qabanqaabada xafladda.

Xafladdiina waxay ku soo dhammaatay Jawi aad u qurxoon.

Xaflada_Katarineholm_Muungaabe02Xaflada_Katarineholm_Muungaabe03Xaflada_Katarineholm_Muungaabe04Xaflada_Katarineholm_Muungaabe05Xaflada_Katarineholm_Muungaabe06Xaflada_Katarineholm_Muungaabe07Xaflada_Katarineholm_Muungaabe08Xaflada_Katarineholm_Muungaabe09Xaflada_Katarineholm_Muungaabe11Xaflada_Katarineholm_Muungaabe12Xaflada_Katarineholm_Muungaabe13Xaflada_Katarineholm_Muungaabe14Xaflada_Katarineholm_Muungaabe17Xaflada_Katarineholm_Muungaabe18Xaflada_Katarineholm_Muungaabe19Xaflada_Katarineholm_Muungaabe20Xaflada_Katarineholm_Muungaabe21Xaflada_Katarineholm_Muungaabe23Xaflada_Katarineholm_Muungaabe26Xaflada_Katarineholm_Muungaabe27Xaflada_Katarineholm_Muungaabe29Xaflada_Katarineholm_Muungaabe31Xaflada_Katarineholm_Muungaabe32Xaflada_Katarineholm_Muungaabe33
Xaflada_Katarineholm_Muungaabe16Xaflada_Katarineholm_Muungaabe35Xaflada_Katarineholm_Muungaabe37Xaflada_Katarineholm_Muungaabe38Xaflada_Katarineholm_Muungaabe39Xaflada_Katarineholm_Muungaabe40Xaflada_Katarineholm_Muungaabe42Xaflada_Katarineholm_Muungaabe43Xaflada_Katarineholm_Muungaabe44Xaflada_Katarineholm_Muungaabe46Xaflada_Katarineholm_Muungaabe47Xaflada_Katarineholm_Muungaabe48Xaflada_Katarineholm_Muungaabe49Xaflada_Katarineholm_Muungaabe50Xaflada_Katarineholm_Muungaabe51Xaflada_Katarineholm_Muungaabe53
Xaflada_Katarineholm_Muungaabe54Xaflada_Katarineholm_Muungaabe56Xaflada_Katarineholm_Muungaabe58Xaflada_Katarineholm_Muungaabe59Xaflada_Katarineholm_Muungaabe63Xaflada_Katarineholm_Muungaabe64Xaflada_Katarineholm_Muungaabe65Xaflada_Katarineholm_Muungaabe66Xaflada_Katarineholm_Muungaabe67Xaflada_Katarineholm_Muungaabe73Xaflada_Katarineholm_Muungaabe75Xaflada_Katarineholm_Muungaabe76Xaflada_Katarineholm_Muungaabe79Xaflada_Katarineholm_Muungaabe80Xaflada_Katarineholm_Muungaabe81Xaflada_Katarineholm_Muungaabe84Xaflada_Katarineholm_Muungaabe85
Xaflada_Katarineholm_Muungaabe89Xaflada_Katarineholm_Muungaabe90Xaflada_Katarineholm_Muungaabe95Xaflada_Katarineholm_Muungaabe97Xaflada_Katarineholm_Muungaabe101Xaflada_Katarineholm_Muungaabe103Xaflada_Katarineholm_Muungaabe105Xaflada_Katarineholm_Muungaabe106Xaflada_Katarineholm_Muungaabe107Xaflada_Katarineholm_Muungaabe109Xaflada_Katarineholm_Muungaabe111Xaflada_Katarineholm_Muungaabe112Xaflada_Katarineholm_Muungaabe113Xaflada_Katarineholm_Muungaabe114


Daawo Sawiro By Mobile


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip