Farxiya Kabayare oo farriin culus u dirtay fannaaniinta qurba joogta (Maxay tahay?!!) VIDEO

0
Wednesday March 19, 2014 - 22:00:36 in Wararka by
  • Visits: 3338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farxiya Kabayare oo farriin culus u dirtay fannaaniinta qurba joogta (Maxay tahay?!!) VIDEO

    Fannaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, isla markaana habeen dambe show ka dhigeysa Hotelka City Place ayaa ka warbixisay ujeedka socdaalkeeda, waxayna sheegtay iny farriin u direyso fanaaniinta q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fannaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, isla markaana habeen dambe show ka dhigeysa Hotelka City Place ayaa ka warbixisay ujeedka socdaalkeeda, waxayna sheegtay iny farriin u direyso fanaaniinta qurba joogta ah ee Soomaaliyeed inay dalkooda yimaadaan.

Daawo Video

 
 

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip