Sogliano: "Ma Rabo Shaqada Milan, Mana Doonayo Inaan Noqdo Kabalyeeriga Adriano Galliani".

0
Thursday May 22, 2014 - 05:01:30 in Sports by Web Admin
  • Visits: 2052
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sogliano: "Ma Rabo Shaqada Milan, Mana Doonayo Inaan Noqdo Kabalyeeriga Adriano Galliani".

    Agaasimaha Isboortiga Verona Sean Sogliano ayaa iska diiday shaqso uu ku tilmaamay inay tahay in kabalyeeri loo noqdo Gallaini.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Isboortiga Verona Sean Sogliano ayaa iska diiday shaqso uu ku tilmaamay inay tahay in kabalyeeri loo noqdo Gallaini.


Sogliano ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo San Siro bilihii u danbeysay si uu howl maamul halkaas uga qabto laakiin waxa uu doortay inuu baaqi ku sii ahaan Hellas Verona.


 
"Milan? Maya ma doonayo” ayuu u sheegay Telenuovo. "Marnaba halkaas ma aadeen si aan u noqdo kabalyeeriga Gallaini.

"Waxaan doortay inaan sii joogo kooxdeyda sababtoo ah waxaan jeclahay tartanka. Marnaba ma aheyn wax sahlan in laga tago Verona ka dib arkii aan xaqiijisanay inaan u soo baxno Serie A oo aan ku dhameysanay kaalinta 10aad.”

Laacib.net
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip