Roob Xalay ilaa iyo Saakay kasocda Magaalada Muqdisho

0
Saturday May 24, 2014 - 09:52:50 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roob Xalay ilaa iyo Saakay kasocda Magaalada Muqdisho

    Roobkii bilaawday Xalay 11:00 ayaa ilaa saakay ka da'aya magaalada Muqdisho, iyadoo Roobkaan uu saameyn xoogan ku yeeshay barakacayaasha ku nool Kaamamka ku yaal magaalada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobkii bilaawday Xalay 11:00 ayaa ilaa saakay ka da'aya magaalada Muqdisho, iyadoo Roobkaan uu saameyn xoogan ku yeeshay barakacayaasha ku nool Kaamamka ku yaal magaalada.


Saameynta roobka ayaa durba si weyn looga dareemay magaalada, iyadoo jawigii kululaa ee beryahan dadku ka sheeganayeen uu isu bedelay jawi qabow, isla markaana la arkayo biyo fara badan oo jiifa xaafadaha dhexdooda iyo waddooyinka magaalada.

Roobkan ayaa kusoo aadaya xili magaalada uu ka jiray Kuleel, dadkuna ay isku diyaarinayaan bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaanka.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip