Maansada: DulunIslaax!

0
Wednesday June 11, 2014 - 16:48:22 in Maqaallo by Web Admin
  • Visits: 1680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maansada: DulunIslaax!

    Sida magacamaansadaba ka muuqata, waxaykuwajahantahayUrurka Al Islaax,faracaIkhwaankaMasar, ooSoomaaliyameelobadan ka dhisanxarumoiyoxalqooyinnakuleh. Maansaduwaxaydabasocotaa, ka dibmarkiiaydhaleecayniyobuuqkufureen mudane XasanSheekhoodalkaMasaruga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida magacamaansadaba ka muuqata, waxaykuwajahantahayUrurka Al Islaax,faracaIkhwaankaMasar, ooSoomaaliyameelobadan ka dhisanxarumoiyoxalqooyinnakuleh. Maansaduwaxaydabasocotaa, ka dibmarkiiaydhaleecayniyobuuqkufureen mudane XasanSheekhoodalkaMasarugaqaybgalayxafladcaleemmosaara ah, oolagumaamuusayeyMadaxweyneC/fattah Khalil al-Sisi. Waxaa la yaab ah waxa dal kale ka dhacay, maxaanagagalay, keenniiayaan u tabarla'nahaye? Takale, casuumadloofidiyeymadaxdadawladda, ma waxay u diidayaan in xubinIkhwaan ah xiranyahay, horebamadaxweyne ha u soonoqdee? Yaab.Hhorudhacaidinkudheeraynmayee, maansadiiwaa tane ishakuafsaara.


Maansada: DulunIslaax!

Alifleydatirinteed

Maansadaabkeediyo

Suugaanableynteed

Gabayugub ah curintii

Waa taanayaanhore

Arartiisadhaafoo

Iriddiisaxirayoo

Allifaaddidiidaye

Eraykoobanigahoo.

Inyardhagaha ii fura

I amaahshamaqalkiin

Aan ISLAAX warkoodiyo

Arrinkoodatebiyee

Idinkunaajiiboo

Ilaaragbalaragtida

Indhahakukalabixi.

Aqliiyogaraadiyo

Xiskaiyoogaalkiyo

Libintaaaqoonehe

Mar haddayaqoolwadan

Kabadaranabaaraha.

Xasanwaxaadkueeddeen;

Ma itaaldarraan baa

Ma idaaraxumabaa

Ma ilbaxnimoyaraanbaa

Mise waa ISLAAXNIMO?.

Ma inuuasaaggii

Ka aqbalayfarriinoo

Isagoometelaadi

Soomaaliidilkeed?!

MursiiyoAlsiisiyo

Kayeryeendorraadiyo

Kuwaiilkagelayee

AnwariyoJamaalbaleh

UmadyahayISLAAXsani

Ehelnimowalaaliyo

Ma mididinxigaajira

Ab miyaadwadaagtaan

Abtirkiinnamaa gala?

Islaannimomidkii u dhaw

Ma taqaanAdeeroow?.

Hayguoominmurankood

Ha asqeyndadweynaha

Inqilaabhadduudhacay

Maxaaadigakaagalay?

Ma adaaMasaari ah

Mise waa ISLAAXNIMO?

Murshidkuuiftoodoo

Mubaayacaaddoonnimo

Kula galayISLAAXOW

Umddaydu may lahan

Ha ambaneISLAAXOW

Ibabixixornimadoo

Ictiraafnaftaadoo

Luquntaadaeregtiyo

Ka soocesho ISLAAXNIMO!

Dal ajnabikakaalaye

Hawarriminadiguye

ISLAAXOOW salkaagiyo

Isirkaaguwaakee?

Hortakaaguunugiyo

Ma leeyahayammuurahan;

Askariyonidaamiyo

Ciidankiiasluubtiyo

Agabiyoshaqaaliyo

Militeriawoodloo

Arligaagadaafaca?.

Garanwaayeyaniguye

Ayaandarrokaweyniyo

Aayoxumokadaraniyo

Aqoonyahankaliitaa

Abidnoomasookicin.

Ammaaniyoxumaaniyo

Ilaaqiyoasluubiyo

Edebiyoxadgudubiyo

Aabiiyowanaagnaan

Aadanahawaxaahaga

XakameeyaIdilkii

DHAQAN waaye ma ogtahay?.

Ha illaawinwaayaha

Wixiiumaddasoomaray

Maanaragwadaadsamo

Naguababshowaanoo

Albaabkhayrlehnoofura!

Inaadubadkadubataan

U abaabushaandirir

Jihaadbeenaamartaan

Jannoeberasheegtaan

Ayaalaguasteeyaa.

Aqrisjabanxujaahoo

Ebterooafxiranoo

Aan INSAANKU dheefiyo

Ashqaraarbakabahelin

Ebteliyoqaxmooyiyo

Dhibinuuabuuree

LagawaaIXSAAN qoran.

Iskadaayaeexdee

Urugadanahaysaa

Ma indhaha ka laabaa

Ma ka awdoaraggaa

Ma Ahleentaguraba

AlalaasCarbeediyo

Asaraar u guurbaa?!

Idinkaaqabyaaladda

Udubkeedataagoo

Ururbeenasheegtoo

Kalaqaybshaumaddeee

Maxaalooabaaldhici?.

Urdufyahowardaalkaa

Dagaalladanaloosane

Ololkoodubaxayee

Uurdooxayshacabkii

Ilmihiyocirroolaha

Lagulaayoinammada

Afkusaw ka kaaxiran

Aamusiyoagnaannimo

ISLAAXuukucaanyahay

Uurkaaadkadabateen

Maxaa loo abaaldhici?.

Nacaybmaahaaragtidu

Eel iyodhimaaliyo

Eedaankusoconqodob!

Ha degdeg ISLAAXOOW

Waa hadalAbwaanoo

Aaninkaar la soconoo

Marnalaguirdhoobayn.

ISLAAXOOWburhaaniyo

La imaawdaliiloo

Siyaasaddaaguugani

Afkaarteedusoconmee

Kailaalixagjirkiyo

Wax walboo la eersado.

 

Dhammaad.

08/06/2014

 

Bashiir M. Xersi

brdiraac@hotmail.com

http://bilediraac.wordpress.com/

 


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip