Maansada: Caloolyoow

0
Sunday July 20, 2014 - 00:00:36 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maansada: Caloolyoow

    Nafwalbamaalinteedayeygo'aysaa, goorteedagallinkamadamamarto, oowaa la wadageeriyoonayaa, haddana, la ye; "Geeriye, Geeljireiyowaxaykuroontahayqofaadanaqoon".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nafwalbamaalinteedayeygo'aysaa, goorteedagallinkamadamamarto, oowaa la wadageeriyoonayaa, haddana, la ye; "Geeriye, Geeljireiyowaxaykuroontahayqofaadanaqoon".


Waxaatacsitiiraanyoleh u dirayaahalabuurkaiyobahdaqalinleydaSoomaaliyeedguudahaan, gaarahaanehellada, xigtadaiyoqaraabadauukabaxayAlle ha u naxariisteCabdiqaadirCusmaanMaxamuud "Aromo”, oo run agaantiigeeridiisu ii ahayd NAXDIN, umaddana u ah nuxuusiyonalifkiibaqtiyey, qorraxdhacday, gabbaldumayiyodayaxdamay. AllawnaxariistaadaiyiJannaadaadaugudeeq. Aamiin.

Haddaba, anoodareenku i dikaamayo, ayaaneraydanyardareershay, eedibnahailamarsho, idinkoomahadsan.

Maansada: Caloolyoow

Cadceeddiitimaaddaba
Carraedegwarbaajira
Cibroiyocibaaroleh
Caro iyoxanuuniyo
Imahaayociiloo
Waxaanicatowgiyo
Caloolyowgaiguridey
Iyo Calowgamaanta ah
Aankuuciraabshoo
Kuucabbirowarkaygee
Cimrigiijiryoowmaqal
Galayroow codkaygaan.

Anigoocarraabo ah
Safaroocagtanafuray
Cirkahaaddalalaysiyo
Ceeryaamoguudkeed
Ayuun baa la ii ciyey
War cillanina ii yimid.

Cadceeddiibaxaysiyo
Dayaxiicaddaaiyo
Xiddiggiicirjiirkiyo
Ifinjireycarradaidil
Ayaacaawadamayoo
Cabdiqaadirwaatagay!

Is canaananmaaynnee
Cashadiitimaaddaba
Waa duniyocamalkeed
Cimribaynuleennahay
Cabbirgo’anayaamoo
Caadilbaaxaddidayoo
Cidnadhaafimaysee
Aankuuciraabshoo
Kuucabirowarkaygee
Cimrigiijiryoowmaqal
Cabdiqaadirmuudhiman
Hadduuciiddahoosgalay
La carrowshaymaantaba
Cabsiiyo ma galinbaqo!

CaarshigiiIlaahiyo
CindigiisaEebbaa
Loo celiyeyruuxdee
Cabdiqaadirmuubixin
Codkarkiina maw tagin.

Buugaagcuddooniyo
Cilmiiyoaqoonliyo
Sooyaallocaanoo
Cimirtahayaqoonto
Carradeennayaalloo
Aankuuciraabshoo
Kuucabirowarkaygee
Tiirkiicolaaddiyo
Cadawgiyogumaystaha
Iyo ciribtirkoodii
Waxiicaadosoojirey
Haddimadiyocaddaanke
Soomaali la calfiyey
Sababihiicilaaqdiyo
Nagubeeraycaabuqa
TaangigacidXabasheed
Qoraannimukucaanbaxay.

Taariikhdacalowgiyo
Taladaacuryaanka ah
Caanyuunkalagadhigay
Cilladbixiyeheediyo
Wuxuuahaamidkiiculay
Kana saaraycudurkii
Umaddanakucaawiyey
Ku casuumaysooyaal
Iyo xaajocuradoo
Lagadhawrayciifiyo
Caro iyowalaahoow.

AankuuCiraabshoo
Kuucabirowarkaygee
Colaaddoo la diidiyo
Dagaalkoo la celiyiyo
Colkaoo la joojiyo
Nabadbuukucaanbaxay.

Caqliiyoaqooniyo
Cilmiiyoogaaliyo
Curiniyogaraadiyo
Qalinkuukucaanbaxay!

Aankuuciraabshoo
Kuucabirowarkaygee
Miskiinkoo la caawiyo
Loo fidiyoocududiyo
Agoontoo la ciiltiro
Samuhuukucaanbaxay.

Dulmigoo la ciribtiro
Xumahoo la caasiyo
Cadligoo la dhawriyo
Sinnaanbuukucaanbaxay.

Carradiyodhulkeenniyo
Ciddauudifaaciyo
Halganbuukucaanbaxay.

Dhaqankiyociyaaraha
Hiddahiyocaadada
In la caynshobuurabay
La caymiyowixiiharay
Loo dhigocarruurtoo
Caammada la bara’oo
Cilmidoonka loo dhigo
Bare buukucaanbaxay.

Ilaahoowcasiisow
Adaankuucataabaye
Kuucabanayaa kali
Casarweeyegoortuye
Waa ayaamocaamiyo
Casharadadhaxaysee
Bisheenniicuddooneey
Ramadaanulcaafiya
CabdiqaadirEebboow
Aqbalcamalkakiisa ah
Cafiqaladhadduugalay
Jannadaadakucasuun
Nabiyadiicarfoonaa
Casiisowdarkoodii
Iyo xawdkakacabsii
CeelashiiFardawsiyo
Wabiyadiicagaarnaa
RabbiyoowCasiisoow
Carfigoodanagi gee.

Aamiin.
Dhammaad.
16/07/2014

Bashiir M. Xersi
brdiraac@hotmail.com
http://bilediraac.wordpress.com/

[1]Cabdiraxiin H. Galayr

[1]BuuggaTiirkaColaadda

[1]BuuggaHadimahaGumaysiga

[1]BuuggaSooyaalkaSoomaaliya

[1]BuuggaSababihii Burka Soomaaliya

[1]BuuggaTaangigaTigreega


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip