Maansada: Qurbajoog

0
Monday June 23, 2014 - 16:48:59 in Maqaallo by Web Admin
  • Visits: 1598
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maansada: Qurbajoog

    Sidamagacamaansada "QURBAJOOG" kamuuqataba, waxaanfilaainaysan u baahnaynhordhaciyogogolxaartoona, eeaqriswanaagsan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidamagacamaansada "QURBAJOOG" kamuuqataba, waxaanfilaainaysan u baahnaynhordhaciyogogolxaartoona, eeaqriswanaagsan:



Maansada: Qurbajoog

Qurbajoogguwaakee
Qaabkiisu see yahey
Hortaqolo ma leeyahey
Iyo qaaradgooniya
Amaciidanqaaliya
Iyocalan la qaabbilo
Qarankiisayaagaran?.

Rog-rogoobalqiimee
Qorshahaana Ila garo
Iyoqasadkamaansada
Qaamuus ka waayayee.

Qurbajoogguwaakee?
Ma ka qarankadumiyoo
Qilaafyadahagaayoo
Qabqablahahubeeyaa?.

Ma qabyaaladiistaha
IskudiraQabiillada
Kaladilaqaraabada
Qoyskiyoxigtadaiyo
Kalaqaybshaehelkaa?.

Ma ka qarribkadhaliyoo
Qabqabsigakumaaloo
Qaxarkanaabuuraa?.

Ma ka uunqasaaraha
Qaskaiyodhibaatada
Quruxdiisutahaybaa?.

Ma kandabinkaqooloo
Shisheeyaha u qaaduna
U qabbaanaabidbaa?.

Ma ka qaankunoolee
Ka qufulanwanaaggee
Qabashabalahaynee
Lagaquusanaayaa?.

Ma wadaadkaqaaqloo
Quraankiiafduuboo
Macnihiisiiqoobxiray
Qaabdaran u sheegoo
Gabannadaqarxinayaa?.

Ma ka quutacayrtoo
Soorquureedcuna'oo
Iskaqaatawaligii
Qarashaananhaynoo
Ku qaraabtasaabaa?.

Ma qaadicudariiqaa
Qalqaliyowalaaciyo
Qalalaasekiciyaa?.

Ma kanqaadkaruugoo
Qayilaad u joogoo
Qorraxiyohabeeniyo
KalagaranQiyaamaa?.

Ma qaxootimagacii
Qaabkii la rogayoo
Qatar kale la moodoo
Iskaqaylinaayaa?!

Ma kanqaatashilimaad
Qandiyada ka buuxsada
Qandaraasyasooxira
Ku quraacdaabidee
Ku qadeeyamaalmoo
Qofnaaanansiibaa?!

Ma ka qalinkadhiiggaleh
Qabiilladakucaayoo
Qoraalladadhimaalkaa
Qormojabankudaabaca
Mareegahakuqora'oo
Qurunkanakufaafshaa?!

Ma qaablaaweSuudxiran
Ama Cigaalkuqoofalan
Qarribiyodhimaalbadan
OolagaQiblaystaa?.

Ma kanaanqabkiijirin
Isla weyniqaba’oo
Quraanjada ka liitaa?.

Abwaanowqiyaasoo
Ka qiseeujeeddadan
Ha qarininogoolkoo
Qa'damaansocuri'oo
Qowmkaaniwaakuma?.

Umadyahowqalloocani
Ha u qiilinxumehee
Kuwaidinqalaayiyo
Kuwaidinqatalayaa
Wayskuqaabe ma ogtahay?.

Dhamamaad.
22/06/2014

Bashiir M. Xersi
brdiraac@hotmail.com
http://bilediraac.wordpress.com/
http://bilediraac.wordpress.com/2014/06/22/maansada-qurbajoog/

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip