
0

Hadda ayuu 28 jirkani soo gabagabeeyay wararkii suuqa ee hadba koox lagula xidhiidhinayay, wuxuuna cadeeyay sida uu daacad ugu yahay kooxda Real Madrid wuxuuna sidan ku cadeeyay qoraal uu ku qoray bartiisa twitterka inkasta oo uu markiiba ka saray.
Monaco ayaan wali ka hadlin arinta cusub ee Falcao lamana oga inay warkan isla ogyihiin iyo inkale.Falcao ayaa qoraalkiisa ku yidhi: " Real Madrid waa riyo ii rumawday”.Dhinaca kale Real Madrid ayaan wax war ah laga hayn.
laacib.net
20/06/2021 - 16:05:43
14/05/2021 - 11:39:54
05/11/2018 - 18:58:14
27/10/2018 - 11:30:29
23/08/2018 - 15:18:50
20/08/2018 - 14:31:20
18/08/2018 - 15:18:50
15/08/2017 - 17:54:07
19/04/2017 - 01:17:08
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392169
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84097
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67942
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55489
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54000
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50351
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44254
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43610
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38658
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38189
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1694
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2230
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2034
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1803
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1877
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1785
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1848
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2296
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2241
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1991
DEG-DEG: Falcao Oo Cadeeyay inuu Real Madrid Ku biirayo
Weerar yahanka kooxda Monaco ee Radamel Falcao ayaa cadeeyay inuu ku biirayo kooxda Real Madrid.Sidii aan galabta idiin soo gudbinay Falcao ayaa laga waayay kooxdiisa wajahaysay kooxda Lille. Falcao ayaa xagaaga oo dhan lala xidhiidhinayay kooxo bada