Wiil dhallinyaro ah oo xalay isagoo nool dab la qabadsiiyay (Waa maxay sababta?!!)

0
Tuesday October 21, 2014 - 08:39:18 in Wararka by
  • Visits: 1123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil dhallinyaro ah oo xalay isagoo nool dab la qabadsiiyay (Waa maxay sababta?!!)

    Hooyada dhashay wiilka la gubay oo Saxaafadda u warantay ayaa sheegtay in wiilka la gubay loo adeegsaday waxyaalo dhaawac weyn gaarsiiyay wiilkeeda, iyadoona sheegtay in la dhigay mid ka mid ah isbitaalada magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hooyada dhashay wiilka la gubay oo Saxaafadda u warantay ayaa sheegtay in wiilka la gubay loo adeegsaday waxyaalo dhaawac weyn gaarsiiyay wiilkeeda, iyadoona sheegtay in la dhigay mid ka mid ah isbitaalada magaalada Muqdisho.
Waxaa laga deyrinayaa xaaladda nolosha wiil lagu magacaabo Cali Ibraahim Raage oo xalay lagu gubay degmada Hodon oo ka tirsan magaalada Muqdisho, kaddib markii wiil kale oo abti u ahaa laguna magacaabo Mahad Cali Barre uu dab qabadsiiyay.

Wiilka gubay Cali Ibraahim Raage ayaa isaga baxsaday goobtaasi, iyadoo la sheegayo in falkani uu ka dambeeyay muran soo kala dhex galay wiilka iyo abtigii oo ay guri wada degenaayeen.

Wiilkaan xalay nolosha lagu gubay ayaa ku soo beegmaya xilli dhowaan Muqdisho ay ka dhaceen falal naxdin leh, kaddib markii uu iska jaray xubinta taranka, isla markaana haweeney maseyr dartiis bansiin isku gubtay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip