Gabay runta ka sheegay xaaladda ciidamada Dowladda oo abwaankii tiriyay xarig ku mutay "Indha qariye intuu qaalli yahay qoomku waa ba'aye) + Video

0
Thursday October 23, 2014 - 18:20:52 in Wararka by
  • Visits: 1865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabay runta ka sheegay xaaladda ciidamada Dowladda oo abwaankii tiriyay xarig ku mutay "Indha qariye intuu qaalli yahay qoomku waa ba'aye) + Video

    Gabay uu tiriyay Taliye ka tirsan ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka ayaa gilgilay taliska Milateriga Soomaaliya, kaddib markii gabayga uu taabtay dib u dhaca ku yimid ciidamada Milateriga iyo sababta arrintaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabay uu tiriyay Taliye ka tirsan ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka ayaa gilgilay taliska Milateriga Soomaaliya, kaddib markii gabayga uu taabtay dib u dhaca ku yimid ciidamada Milateriga iyo sababta arrintaasi.
Gabayga oo lagu magacaabo "Farriin Qaran" waxa uu ku muteystay Taliye Cukaash in xabsiga loo taxaabo, kaddib markii uu si gaar ah uga hadlay in horumarka ciidamada uu caqabad ku yahay Taliye Indha Qarsho.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip