Maamulka Cadaado oo Dadka Halkaasi ku Nool ugu Baaqay in ay Qeyb Galeen Shirka Halkaasi ka Fumaya

0
Tuesday March 03, 2015 - 07:41:20 in Wararka by
  • Visits: 1005
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Cadaado oo Dadka Halkaasi ku Nool ugu Baaqay in ay Qeyb Galeen Shirka Halkaasi ka Fumaya

    Gudoomiyaha Degmada Cadado Ee Maamulka Ximin iyo xeeb oo la Warbaahinta ayaa waxaa uu dadka ku dhaqan Cadaado waxaa uu ugu Baaqay in ay ka Qayb Galaan Shirka Maamulka Loogu Sameynaayo Gobolada Mudug iyo Galgaduud Ee Lagu Madlansan yahay in uu Halkaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Degmada Cadado Ee Maamulka Ximin iyo xeeb oo la Warbaahinta ayaa waxaa uu dadka ku dhaqan Cadaado waxaa uu ugu Baaqay in ay ka Qayb Galaan Shirka Maamulka Loogu Sameynaayo Gobolada Mudug iyo Galgaduud Ee Lagu Madlansan yahay in uu Halkaasi dhawaan ka Furmo
Cabdullaahi Cabdiraxmaan Tootoole Gudoomiyaha Degmada Cadaado Ee Maamulka Ximin iyo xeeb waxaa uu sheegay in ay Sharaf u tahay in ay Martiqaadaan Soomaali Dadka ugu Badan Kuwaasi oo uu sheegay in ay kasoo Jeedaan Gobolada Mudug Galgaduud
Gudoomiyaha Cadaado ayaa Dadka shacabka ah ugu Baaqay in muujiyaan in ay Joogaan oo ay Dadka Martida ah ku dhiira Galiyaan ka Qeyb Galka Shirka Magaalada Cadaado ka Furmaya Ee Maamulka Loogu Sameynaayo Gobolada Mudug iyo Galgaduud
Cadaado ayaa waxaa haatan kusii Qulqulaya Wafuud Tira Badan kuwaasi oo ka qeyb galaya shirka dhawaan halkaasi ka Furmay


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip