Askari Caruur Ku dilay Warta-Nabadda

0
Saturday March 14, 2015 - 06:58:34 in Wararka by
  • Visits: 1174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari Caruur Ku dilay Warta-Nabadda

    Waxaa Faah-Faahin Dheeri ahi ay kasoo baxaysaa Askari Habiinkii Xalay ahaa Qoys Ku weeraray Degmada Warta-Nabadda Ee Gobolka Banaadir Kaasi oo Waxyello u Geystay Canug 4'jir ah kaasi oo uu ku Dhuftay Dhowr Xabadood Wiilka Yar ayaa Waxaa loola

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Faah-Faahin Dheeri ahi ay kasoo baxaysaa Askari Habiinkii Xalay ahaa Qoys Ku weeraray Degmada Warta-Nabadda Ee Gobolka Banaadir Kaasi oo Waxyello u Geystay Canug 4'jir ah kaasi oo uu ku Dhuftay Dhowr Xabadood Wiilka Yar ayaa Waxaa loola Cararay Isbitaalka Keysaneey Ee Magaalada Muqdisho Waxaan Dushiisa Ki Taal Illaa 5'Xabadood oo uu ku Dhuftay Askariga ka Tirsan Ciidamada Haya'adda Nabad sugida Qaran Hooyada Dhashay Canuga Yari Ee Askariga ka Tirsan Ciidamada Hay'adda Nabadsugida Qaranka ayaa waxaa ay inoo sheegay in Askariga uu Guri ay ku sugnaayeen uu Mar Qura lasoo Galay Rasas iyadoo Dadkii Carari karay ay Halkaasi iskaga Baxsadeen Iyadoo Inankaani Yar uu Halkaasi ugu Yimi Ka dibna uu Rasas Dhabarka Uga Dhuftay Sida ay Tiri Sababaha Rasmiga ah Ee uu usoo Weeraray Askarigaani Waxaa ay sheegtay in ayna ogeeyn Balse ay ka War Heshay Rasas Iyo Askarigaani oo Qori Wata Waxaa ay intaasi ku Dartay in Askariga Rasasta Furay uu Guriga Horay U Degnaa Ciidamada Booliska Degmada Boondheere Ee Gobolka Banaadir ayaa Askarigaasi oo Baxsad ah Gacanta ku dhigay ka Dib Markii uu U cararay dhanka Degmada Boondheere Waxaana lagu soo Wareejiyay Maamulka Degmada Warta-Nabadda Halkaasi oo uu Hatan ku Xiran yahay Ruuxaani Falka Geystay ayaa waxaa la sheegayaa in uu Maandoorsanaa
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip