Soomaaliya oo kaalinta 1-aad ka gashay Wadamada ay ka jiraan Amni xumida

0
Monday March 16, 2015 - 16:07:07 in Wararka by
  • Visits: 1270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo kaalinta 1-aad ka gashay Wadamada ay ka jiraan Amni xumida

    War bixin aad u dheereed oo ay soo saartay qaramada midoobey oo lagu eegayey qatara amaan daro ee ka jirta ilaa iyo 190 wadan ayaa dalka somaliya waxa ay ka gashay kaalinta kowaad wadamadaasi ay jiraan amaan xumida baahsan iyo unug laashaha qatart

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War bixin aad u dheereed oo ay soo saartay qaramada midoobey oo lagu eegayey qatara amaan daro ee ka jirta ilaa iyo 190 wadan ayaa dalka somaliya waxa ay ka gashay kaalinta kowaad wadamadaasi ay jiraan amaan xumida baahsan iyo unug laashaha qatarta bini aadam nimo ee dalal kaasi gaaraya 190ka wadan ee caalamka dhaca. Somalia waxaa ay kaalinta kowaad ka gashasy oo ay ka horeedaa wadamada Central Africa Republic ama jamuuriyada afrikada dhexe , koofurta sudan, Afganistan ciraaq, suuriya iyo wadamo kaloo aad u badan . War bixinta qaramada midoobey ee manta soosaartay ayaa ciwaan waxaa looga dhigay soomaaliya ayaa kaalinta ugu horeyda ku jirta wadamada qatarta bini aadam nimo ay ka jiraan. Warbixinta ayaa sidoo kale wadanka india lagu xusay isagoona soo beegsaday kaalinta 28 kala horeynta wada ay ka jiraan xaaladaha bini aadam nimo iyo wiliba qatarta sare ee dhanka amaanka ahi.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip