Xaalada Deegaanka Deefoow oo Deggan''

0
Sunday March 22, 2015 - 06:59:29 in Wararka by
  • Visits: 1143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalada Deegaanka Deefoow oo Deggan''

    Wararka naga soo Gaaraayo Deegaanka deefoow ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in sakay uu degan yahay xaalada deeganadii shalay ay ku Dagaalameen labo maleeshiyo beeleed. Shalay ayaa deegaanka deefoow ee Gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo Gaaraayo Deegaanka deefoow ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in sakay uu degan yahay xaalada deeganadii shalay ay ku Dagaalameen labo maleeshiyo beeleed. Shalay ayaa deegaanka deefoow ee Gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal beeleed Dhaliyay Qasaaro iskugu jiro dhimasho iyo dhaawac inta la Xaqiijiyay Dagaalkaasi waxaa ku geeryootay ku dhawaad 10 ruux oo ah labadii dhinac ee dagaalku dhex maray. Waxaa dhanka kale isi soo tarayay baaqyada loo jeedinayo maleeshiyada dagaalka uu ku dhex maraayo deegaanka deefoow ee Gobolka Hiiraan.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip