Yuusuf Dabageed''Baladweyne Waxaa ka Furmaayo shir Beelaha Lagu Heshiisiinaayo''

0
Tuesday March 24, 2015 - 06:40:02 in Wararka by
  • Visits: 1640
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yuusuf Dabageed''Baladweyne Waxaa ka Furmaayo shir Beelaha Lagu Heshiisiinaayo''

    Xili Waqtiyaddii Aanu soo Dhaafnay ay Soo Baxayeen Warar Sheegaayo in Maamul Mid ah loo Sameynaayo Gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe ayaa Waxaa Maalintii Shalay aheed ka Dhacay Kullan Balaaran oo Kasoo qeyb Galeen Xildhibaano ka Tirsan Baarlmaank

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili Waqtiyaddii Aanu soo Dhaafnay ay Soo Baxayeen Warar Sheegaayo in Maamul Mid ah loo Sameynaayo Gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe ayaa Waxaa Maalintii Shalay aheed ka Dhacay Kullan Balaaran oo Kasoo qeyb Galeen Xildhibaano ka Tirsan Baarlmaanka Soomaaliya Gudoomiyahii Hore Ee Gobolka Hiiraan Odayaal Siyaasiin Iyo Waxgarad ayaa Waxaa uu ujeedkiisu ahaa oo Looga Arin Sanayay Siddii looga Hadli lahaa Msiirka Gobolka Hiiraan Yuusuf Xagar Dabageed Gudoomiyahii Hore Ee Gobolka Hiiraan oo Habiinkii Xalay ahaa u WarmayWarbaahinta yaa Waxaa uu sheegay in Kulankaasi uu ahaa Mid Wadatashi ah oo ay kasoo qeyb galeen Xildhibaano kasoo jeeddo Gobolka Hiiraan

Gudoomiyahii Hore Ee Gobolka Hiiraan ayaa Waxaa uu sidoo kale sheegay in la Isla Gartay In Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan uu Dhawaan ka Furmi Doonno Shir Dib u Heshiisiin ah oo la Iskugu Keenaayo Dhamaan Beelaha Degga Gobolka Galgaduud kuwaasi oo Illaa iyo Haatan qeybo ka Mid ah Gobolkaasi Hiiraan uu ka dhacaayo Dagaal Beelleedyo

Shirka uu sheegay Gudoomiyahii Hore Ee Gobolka Hiiraan ayaa Waxaa uu sheegay in ay Ku Hewshiisiinayaan Dhamaan Beellaha Gobolka Hiiraan kuwaasi oo ay Dhex Martay Dagaallo Wajiya kala Duwan lahaa Qaarkood uu Haatan Dhex maraayo

Dowlada Soomaaliya ayaa Goor sii Horeysay Sheegtay in ay Maamul u Sameyneeyso Gobolada Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip