Kornel Barre Aadan Shire Barre Hiiraale ayaa Waxaa uu Ka hadlay Siyaasadda Dalalka Itoobiyaha Iyo Kenya ay Ka Leeyihiin Dalka Soomaaliya Kuwaasi oo uu ku Tlmaamay Kuwa Ay Afduuban Yihiiin siyaasadahooda
Korneel Barre ayaa sheegay in Dowlada aysan raali ka aheyn dhismaha Maamulka Jubb, balse ay ku cadaadineyso Dowlada Itoobiya oo uu ku sheegay inay daneyneyso qeyraadka deegaanada Maamulka ku jiro.
Waxa uu sheegay in dhamaan howlahaasi ay fulinteedu leedahay Dowlada Itoobiya, islamarkaana Dowlada Somalia ay ku qasban tahay inay buunbuuniso Siyaasada Maamulka Jubba.
Barre waxa uu sheegay inuu jiro heshiisyo hoosaad dhexmaray Dowlada Somalia iyo Itoobiya kaasi oo dhigaaya in Itoobiya loo madaxbaneeyo Siyaasadaha Jubba, taasina ay sabab u tahay in Dowlada Somalia ay dhaqangaliso.
Barre Hiirale ayaa Waxaa uu Haatan ku Sugan yahaay Magaalada Muqdisho
Barre Hiiraale oo Siyaasada Itoobiyaha Ee Soomaaliya Ku Timaamay Mid Afduuban'''