Dhageyso:- Agaasime Xayir"Afar Mas'uul Ayaan Eheen , Ninkii Qolka Noogu Soo Galay Yusuf Bari Bari Kaliya ayuu Xabadaha Ku Dhuftay

0
Sunday March 29, 2015 - 12:25:38 in Wararka by
  • Visits: 2021
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:- Agaasime Xayir"Afar Mas'uul Ayaan Eheen , Ninkii Qolka Noogu Soo Galay Yusuf Bari Bari Kaliya ayuu Xabadaha Ku Dhuftay

    Agaasimaha Guud Wasaarada Ganacsiga Xayir Ducaale Soomaaliya, ayaa ka sheekeeyay dhacdadii foosha xumeed Maanta ka dhacday Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Guud Wasaarada Ganacsiga Xayir Ducaale Soomaaliya, ayaa ka sheekeeyay dhacdadii foosha xumeed Maanta ka dhacday Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho.
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha oo aad u argagaxsan ayaa sheegay in Isaga , Safiirka Soomaaliya Dalka Germany , Dhaqtar caan ka ah Magaalada Muqdisho iyo Danjire Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Yuusuf Bari-Bari) ay ku jireen qol ku yaal Hotelka qeybtiisa kore , balse uu u soo galay Nin Hubeysan oo qori wato kadibne uu Xabado badan ku dhuftay Danjire Yuusuf Bari-Bari Allaha u Naxariistee , kaasi oo si aad ah u dhiig baxay Goobta inkastoo markii danbe uu geeriyooday.

Xayir Ducaale, ayaa sheegay in Ninkii qoriga watay ay iyaga ka bad baadeen balse uu Xabadaha la beegsaday Danjire Yuusuf BariBari oo ahaa Danjrihii Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

Halkan Ka dhageyso

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip