Baarlamaanka somaliya oo isku raacay in dalka lagu xukumo shareecada islaamka..

0
Saturday April 18, 2009 - 14:10:14 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 887
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka somaliya oo isku raacay in dalka lagu xukumo shareecada islaamka..

    Baarlamaanka Soomaaliya ayaa daqiiqado ka hor ansixiyay ku dhaqanka shareecada islaamka, kadib dood uu ka yeeshay qodobkaas oo horay ay u ansixiyeen Golaha Wasiirada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa daqiiqado ka hor ansixiyay ku dhaqanka shareecada islaamka, kadib dood uu ka yeeshay qodobkaas oo horay ay u ansixiyeen Golaha Wasiirada.

Kadib kulan uu shir gudominayey gudoomiye ku xigeenka 3-aad ee barlamaanka Cismaan Cilmi boqore ayay xubnaha xildibaanada manta waxaa ay gacan tag isugu raaceen in dalka lagu xukuma shareecada islaamka.

Wariyeyaasha ka qeyb galay kulanka baarlamaanka ayaa soo sheegaya in 300 inka badan oo Mudane soo xaadiray Kulanka ay dhamaantood isku raaceen in dalka lagu xukumo shareecada islaamka.

Kulanka oo ah mid wali soconayo aya waxaa ka dhex muuqaanyey marti sharaf lagu casumay oo ay ka mid ahaayen Afhayeenka Maxaakimta C/raxiim Ciise kas oo halkas kula hadlay xildhibanada sheegeyna hada wixi ka dambeeya in loo baahanyahay in dalka lagu soo dabalo cadaalad iyo sinan.

Sidoo kale kulanka waxaa muuqanaya Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Taliyeyaasha Ciidamada Xooga dalka, Booliska, Maamulka Gobolka Banaadir, iyo kuwa kale.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip