War Deg Deg Ah: Qaraxyo iyo weeraro ka socdo Magaalada Gaarisa Ee Gobolka Woqooyi bari Kenya.

0
Thursday April 02, 2015 - 07:24:56 in Wararka by
  • Visits: 1364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Qaraxyo iyo weeraro ka socdo Magaalada Gaarisa Ee Gobolka Woqooyi bari Kenya.

    Wararka saaka naga soo gaaraya Magaalaad Gaarisa Ee Xarunta Gobolka Woqooyi Bari Ee Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in Jaamacada Magaalada Gaarisa saakay weerar lagu soo Qaaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka saaka naga soo gaaraya Magaalaad Gaarisa Ee Xarunta Gobolka Woqooyi Bari Ee Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in Jaamacada Magaalada Gaarisa saakay weerar lagu soo Qaaday.
Wararku waxa ay sheegayaan in dableey hubeeysan oo aan heeybootada lagaran ay saakay waabarigii weerar ku soo qaadeen Xarunta Jaamacada .

Dadka deegaankaasi ayaa ku waramaya in ay maqlayaan daryanka Rasaasta iyo qaraxyada oo ay is weeydaarsanayaan Ciidamada Kenya iyo kooxaha weerarka soo Qaaday.

Ciidamo gurmad ah oo aad u farabadan ayaa ku sii qol qolaya kuwaasi oo gudaha ugalaya Xarunta Jaamacada Gaarisa.

Ilaa iyo hadda lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaasi lagu Qaaday Xarunta Jaamacada Ee Gaarisa.

Wixii ku soo kordha dib kala Soco Insha allah

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip