Uhuru Kenyatta oo Shegay in Weerarada al-shabab ay Saameyn Ku Yeelanayaan Dadka Muslimka ah

0
Sunday April 05, 2015 - 08:01:11 in Wararka by
  • Visits: 1563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Uhuru Kenyatta oo Shegay in Weerarada al-shabab ay Saameyn Ku Yeelanayaan Dadka Muslimka ah

    Uhuru Kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya ayaa Waxaa uu sheegay in Weerarada ay Al-shabab kusoo Qaadayaan Dalka kenya Ay saameyn Balaaran ku Yeelanayan Dadka Muslimka ah Ee Dalkaasi Kenya ku Nool Kuwaasi oo uu sheegay in ay Suura Gal Tahay in Fal Aar g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Uhuru Kenyatta Madaxweynaha Dalka Kenya ayaa Waxaa uu sheegay in Weerarada ay Al-shabab kusoo Qaadayaan Dalka kenya Ay saameyn Balaaran ku Yeelanayan Dadka Muslimka ah Ee Dalkaasi Kenya ku Nool Kuwaasi oo uu sheegay in ay Suura Gal Tahay in Fal Aar goosi ah lagula Kaco
Madaxweyne Kenyatta waxaa uu Xusay in al-shabab Muhiimadda Weerarada ay dalka Kenya kusoo Qaadayaan ay Tahay in ay isku Diraan oo ay iska Hor Imadaan Waxuuna Shacabka ugu Baaqay in ay ka Digtoonaadaan

Uhuru kenyatta ayaa Waxaa uu Xusay in al-shabab ay Mar Walbo ay Bar Tilmaameed Ka Dhigtaan Goobaha ay Dadka Rayidka ahi ay ku Badan Yihiin waxuuna Bulshada ugu Baaqay in ay Iska Jiraan

Madaxweynaha Kenya Waxa uu sheegay in Haddii ay is Gaaraan Dadka Masaaxiyiinta ah iyo Kuwa muslilmiinta Taasi oo uu sheegay haddii ay suura gasho in al-shabab ay Ujeedkooda gaareen

Hadalka Madaxweynaha Kenya ayaa Waxaa uu imaanayaa Xili Maalmo ka Hor Weerar Dad Badani ay ku Dhimteen uu ka dhacay Magaalada Gaarisa
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip