Maamulka Dayniile oo Guryo Shacab Leeyahay Waddooyin Dhex marsiiyay

0
Monday April 13, 2015 - 15:20:10 in Wararka by
  • Visits: 1019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Dayniile oo Guryo Shacab Leeyahay Waddooyin Dhex marsiiyay

    Shacab ku dhaqan degmada degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegay inay ka cabanayaan wado la dhexmarsiiyay Boosas ay ku lahaayeen wado u dhaxeysay degmooyinka Deyniile iyo Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacab ku dhaqan degmada degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegay inay ka cabanayaan wado la dhexmarsiiyay Boosas ay ku lahaayeen wado u dhaxeysay degmooyinka Deyniile iyo Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.
Sidoo kale,dadkaan ay eedeyn u jeediyay mid ka mid ah Shirkadaha ka shaqeeya magaalada Muqdisho,Waxayna Dowlada Federaalka gaar ahaan Wasaarada arimaha gudaha ka codsadeen in wax laga qabto,islamarkaana loo so soo celiyo dhulkooda wadada la dhexmarsiiyay.

Waxay sheegeen dadkaan Cabanaya inay u baahan yihiin Boosaskooda.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinacyada Eedeynta loo jeedyay iyo waliba maamulada degmooyinka Yaashiid iyo waliba Deyniile.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip