Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin Iyo Xeeb ayaa Waxaa ay kusoo Waramayaan in Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya xasan sheikh maxamuud oo ku sugan Halkaasi uu kulamo la qaatay masuuliyiinta maamulka ximin iyo xeeb
Madaxweynaha dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliy aXasan sheikh Maxamuud ayaa waxaa lagu soo waramayaa in maamulka ximin iyo xeeb uu usoo jeediyay in uu ka laabto Go’aankiisi hore ee uu dhuusamareeb uga dhigay caasimadda maamulka loo sameeynaayo gobolada mudug iyo galgaduud
Maamulka Ximin iyo xeeb ayaa Waxaa ay Sidoo kale sheegayaan in ay Madaxweynaha ku Wargaliyeen in ayna Mar’naba ogolaaleynin in uu shirku Furmo ilaa madaxweynu uu ka laabto go’aankiisi hore
Masuuliyiinta Maamulka Ximin iyo xeeb ayaa Waxaa ay sheegayaan in Go’aan ka Garida Xarunta Maamulka la sameeynaayo ay leeyihiin ergooyinka maamulkaasi soo dhiseeysa
Maanta oo arbaco ah ayaa lagu Madlansanaa in Magaalada Cadaado uu ka Furmo shirka maamul u sameynta Gobolada dhexe
Xog''Ximin iyo Xeeb oo Madaxweynaha Cadaadis Adag Saareeyso''
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin Iyo Xeeb ayaa Waxaa ay kusoo Waramayaan in Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya xasan sheikh maxamuud oo ku sugan Halkaasi uu kulamo la qaatay masuuliyiinta maamulka xi