C/Laahi Siyaasi''Baarlmaanku Tallaabo Ku Dayasho Mudan ayuu qaaday,,

0
Thursday April 23, 2015 - 08:24:29 in Wararka by
  • Visits: 1318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/Laahi Siyaasi''Baarlmaanku Tallaabo Ku Dayasho Mudan ayuu qaaday,,

    Iyadoo Kullan Shalay Galinkii Danbe ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Qaar ka Mid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya ay Lacag Dhan 300,000 oo Doolar ugu Deeqeen Dadka Soomaalida ah eek u Dhibaateeysan Dalka Yemen ayaa waxaa Arinkaasi Soo Dh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo Kullan Shalay Galinkii Danbe ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Qaar ka Mid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya ay Lacag Dhan 300,000 oo Doolar ugu Deeqeen Dadka Soomaalida ah eek u Dhibaateeysan Dalka Yemen ayaa waxaa Arinkaasi Soo Dhaweyay Mid ka Mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed
Cabdullah Faarax siyaasi Waxaa uu ka Mid yahay Siyaasiinta Soomaaliyeed Waxaa uu Qabbaa in Tallaabada ay Ku Dhaqaaqeen Xildhibaanada Baarlmaanka Soomaaliya ay Tahay Mid Wado u Fureeyso Shaqsiyaadka Doonaayo in ay Dadkaasi wax Gaarsiiyaan
Waxaa uu Dowlada Federaalka ah ee soomaaliya ugu Baaqay in ay Dhaqan Galiso Qorshe Loogu Gurmanaayo Dadka Soomaalida ah eek u Dhibaateeysan Dalka yemen oo ay ka Socdaan Dagaallo
Cabdullah Faarax siyaasi ayaa waxaa uu Xukumadda Soomaaliya ugu Baaqay in ay Iyana Gurmad Kan la Mid ah Gaarsiiyaan Dadkaasi Soomaaliyeed Ee Ku Dhibaateeysan Dalka Yemen
Xeebaha Soomaaliya ayaa Waxaa Soo Gaaraya Dad iskugu Jiro Soomaali iyo Yameni oo kazoo Cararaya Dagaalada ka Socda yemen


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip