
0
Cali Guudlaawe Xuseen Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe ayaa baaqan ka jeediyay mar uu booqday heerka uu marayo dayactir lagu sameynayo wadada laamiga ah ee isku xira magaalada Jowhar iyo magaalada Balcad.
"Waxaan ugu baaqayaa wasaarada gaadiidka cirka iyo jaaliyada gobolka ee ku nool dibada inay ka qeybgalaan dayactirka lagu sameynayo wadada maadaama ay wadada ay tahay mid muhiim u ah isu socodka gaadiidka caasimada dalka iyo gobolada dhexe ee dalka.” ayuu yiri guddoomiye Guudlaawe.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391872
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83887
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67727
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55282
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53759
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50157
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44098
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43416
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38211
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37982
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1408
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1810
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1677
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1507
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1554
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1486
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1491
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1919
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1831
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1656
Guddoomiye Guudlaawe oo Booqday Wado Dib u Dayac Tir Lagu Sameeynaayo(Sawiro)
Guddoomiyha Gobolka Shabeelada Dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa waxaa uu Kormeer ku sameyay Wadada isku Xirto Degmada Balcad iyo Magaalada Madaxda Gobolka Shabeelada Dhexe ee Jowhar Halaksi oo ay Ka Socdaan Howlo Dayac Tir ah